Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta Nabadda Adduunka oo Muqdisho laga Xusay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kaalinta bulshada iyo xoojinta ammaanka  Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu weynaynayay xuska maalinta caalamiga ah ee Nabadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga ayaa lagu qabtay Muqdisho, waxaana ka qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda dhallinyarada, agaasimaha guud ee Wasaaradda, agaasime waaxeedyada, xubno ka socday guddiga olombikada Soomaaliyeed, qaarka tirsan xiriirada isboorti iyo marti sharaf kale oo munaasabadda lagu casuumay, taasi oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda amniga gudaha ee degmada Shangaani.

Qaar ka mid ah dadkii ka hadlay xafladda ayaa ka sheekeeyay muhiimadda ay maanta oo kale u leedahay bulshada caalamka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, iyagoo xusay in Wasaaraddu ay uga faa’iideysan karto wacyigelinta bulshada.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga Mudane Daahir Cabdi Cabdullaahi oo hadal kooban ka jeediyay xafladda ayaa hoosta ka xariiqay in ujeedka munaasabada ay tahay in bulshada caalamka ay la wadaagaan xuska maalinta nabadda adduunka

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda dhallinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuuboow oo soo xiray xafladda ayaa tilmaamay in noolo kasta uu u baahanyahay nabadda, isla markaana ay qiimo weyn ugu fadhido adduunka maanta oo kale, isagoo digniin u diray shaqsiyaadka doonaya inay weeciyaan howlaha Wasaaraddu ay ka leedahay Nabadda.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda dhalinyaada Mudane Cismaan Aadan Dhuuboow ayaa xusay in ay jirto ifafaalo nabadeed oo suurta gelisay in duurjoogtii uu dalka lahaa ay markale ku soo noqdeen qaar ka mid ah gobollada dalka, loona baahanyahay in qofkasta uu qaato mas’uuliyada ah in aan la dabar gooyn ugaarta.

 

Previous Post

Gurigii Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada oo dad daganaa muddo laga saaray maanta”SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaanno Nairobi Tababar uga furmay”SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaanno Nairobi Tababar uga furmay”SAWIRRO”

Xildhibaanno Nairobi Tababar uga furmay"SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In