Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muqdisho: 30 shaqaale oo ka tirsan hay’adaha Dowladda oo maanta Siminaar u furmay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Muqdisho: 30 shaqaale oo ka tirsan hay’adaha Dowladda oo maanta Siminaar u furmay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaar aqoon kororsi ah ayaa maanta Muqdisho uga furmay in ka badan 30 shaqaale oo ka tirsan hay’adaha dowladda, kaasi oo ku saabsan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen horumarinta mashaariicda dalka ka socda.

Siminaarkan oo socon doono muddo labo cisho ah, isla markaana loo qabtay qaar ka mid ah shaqalaha hay’adaha dowladda oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Xiriirka Qiimeynta ee Horumarka Soomaaliya ayaa inta uu socda waxa ay ku baran doonaan dabagalka mashaariicda u baahan in dalka laga hirgeliyo, inay noqdaan kuwa ka fekera sidii dalka looga hirgelin lahaa mashaariic iyo Arrimo kale, iyadoo siminaarka ay casharo ka bixin doonaan macalimiin qibrad u leh howlahan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxa Hay’adda Xiriirka Qiimeynta ee Horumarka Soomaaliya Axmed Muqtaar ayaa tilmaamay in siminaarkan uu yahay mid lagu tayaynayo aqoonta shaqaalaha dowladda, isla markaana ay u noqon lahaayeen kuwa ka shaqeeya horumarka dalka, hay’aduna ay u taagantay kobcinta aqoonta shaqaalaha.

Axmed Muqtaar ayaa xusay in ujeedka laga leeyahay siminaarka uu yahay in lagu soo saaro shaqaale u tababaran sidii ay noqon lahaayeen kuwa ka fekera mashaariicda muhiimka u ah bulshada ee laga hirgelinayo dalka.

Qaar ka mid ah shaqaalaha tababarka ka qeyb galay ayaa mas’uuliyiinta hay’adda uga mahadceliyay qabsoomidda siminaarkan, iyagoo xusay inay diyaar u yihiin sidii bulshada inteeda kale ugu faa’iideyn lahaayeen waxyaabaha ay ka bartaan siminaarka.

Aqoon kororsiga nuucaani oo kale ah ayaa qeyb ka ah qorsheyaasha lagu kobcinayo   aqoonta shaqaalaha dowladda, si ay u noqdaan kuwa ay ka yimaadaan mashaariicda ay bulshada u baahi qabaan in dalka laga hirgeliyo.?????????????????????? ?????????????????????? ?????????????????????? ?????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

Previous Post

Maxkamada Ciidanka oo maleyshiyaad UGUS ka tirsan Xukuntay {SAWIRRO+dhageysi}

Next Post

Furitaanka kafadhiga lixaad eee Baarlamaanka oo dib loo dhigay

Next Post

Furitaanka kafadhiga lixaad eee Baarlamaanka oo dib loo dhigay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In