Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muqdisho: Hay’adda SoDMA oo dhaawacyo dad rayid ah ka soo daabushay magaalada Baardheere

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Muqdisho: Hay’adda SoDMA oo dhaawacyo dad rayid ah ka soo daabushay magaalada Baardheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed  ayaa magaalada Muqdisho keentay kudhawaad 10 qof oo qaba dhawacyo kala duwan, kwaas oo maalin ka hor khawaarijta maafiyada ah ee arxanka daran ee Al-shabaab ku xasuuqday magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Dadkaan oo ahaa shacab danyar ah, horana ula daaladhacayey abaaro iyo qasaarihii ka dhashay daadad ku soo rogmaday magaladaas ayaa khawaarijta shalay waxa ay ku weerertay qaraxyo xafado ay dagnaayeen dad danyar ah oo ku yaal magalaadas

Related posts

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

April 8, 2026
Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026

Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo ,mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda SoDMA ayaa garoonka Aadan Cadde kaga hortagay dhawacyadaan, kuwaasi oo geeyay xarumaha caafimaadka ee dalka.

Previous Post

Taliye ku-xigeenka Booliska iyo Taliyaha Booliska ATMIS oo ciidan Taraafiko ah tababar u xiray

Next Post

Madaxweynaha JFS oo ka codsaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay ka qaadaan Soomaaliya cunaqabateynta Hubka

Next Post
Madaxweynaha JFS oo ka codsaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay ka qaadaan Soomaaliya cunaqabateynta Hubka

Madaxweynaha JFS oo ka codsaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay ka qaadaan Soomaaliya cunaqabateynta Hubka

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

April 8, 2026
0

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund – NCF) ayaa si rasmi ah u daah-furay tababarka Green Climate...

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In