Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muqdisho Oo Dhawaan Laga Fulin Doono khaliimo Bilaasha ah “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Muqdisho Oo Dhawaan Laga Fulin Doono khaliimo Bilaasha ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirul Dowlaha Wasaarada Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Maryama Maxamed Xuseen, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay Ololaha Qaliinka isku furanka haweenka Midkii 10-aad iyo ololaha qaliin guud oo ku saabsan neerfaha iyo xangulada oo ah markii koowaad.

Labadan mashruuc oo muhiim ah, fulintiisa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka iyo Hay’ada Dhaqaatiirta Isaga-goosha Qaaradaha (PAC).

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Wasiirul Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Maryama Maxamed Xuseen oo ka hadashay furintaanka labadan olole, Ayaa Tiri ” Waxaan idinkaga mahadcelinaynaa Sida aad iskugu xilsaarteen, sida tabarruca ah Oo aad Aqoontiina iyo waqtigiina ugu soo hurteen Ummadda Soomaaliya,”. AYAY TIRI Wasiirul Dowlaha Caafimaadka Dr. Maryama Maxamed Xuseen.

Sidoo kale “Dhaqaatiirtaan Oo ka kala yimid, Jordan, Palestine iyo Nigeria oo dhammaantood ah dhaqaatiro/proffesors ah islamarkaasna takhasus buuxana u leh Cudurrada iyo Qaliinada ay  fulinayaan”.

Qaliinada isku furanka haweenka waxay Wasaaradda Caafimaadka ka fulinaysaa Isbitaalka Dayniile halka ay 300 bukaan oo isugu jira qaliimada guud ee neerfaha iyo kuwa kaadi mareenkaba ka samaynayaan Isbitaalka guud ee Demartino Public Hospital.

Dhammaan adeegyadaan waa bilaash si tabaruc ah oo dadka masaakinta ah looga qaadayo culaysyada xannuun ee haysta, waxaana sidoo kale tababar heer sara ah la siin doonaa  dhaqaatiirta maxaliga ah ee muddada ay ololahaaan socdaan si sare loogu qaadayo xirfadooda dhakhaatiirta dalka.



Tags: Muqdisho Oo Dhawaan Laga Fulin Doono Qaliino Bilaasha ah "SAWIRRO"
Previous Post

Deeq Rashi ah Oo La Gaarsiiyay Dadka Dagan D.Buuhoodle

Next Post

Madaxweynaha Puntland Oo Furay Shirka Horumarinta Beeraha “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland Oo Furay Shirka Horumarinta Beeraha “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland Oo Furay Shirka Horumarinta Beeraha "SAWIRRO"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In