Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muqdisho Oo Dhawaan Laga Fulin Doono khaliimo Bilaasha ah “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Muqdisho Oo Dhawaan Laga Fulin Doono khaliimo Bilaasha ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirul Dowlaha Wasaarada Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Maryama Maxamed Xuseen, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay Ololaha Qaliinka isku furanka haweenka Midkii 10-aad iyo ololaha qaliin guud oo ku saabsan neerfaha iyo xangulada oo ah markii koowaad.

Labadan mashruuc oo muhiim ah, fulintiisa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka iyo Hayโ€™ada Dhaqaatiirta Isaga-goosha Qaaradaha (PAC).

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Wasiirul Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Maryama Maxamed Xuseen oo ka hadashay furintaanka labadan olole, Ayaa Tiri ” Waxaan idinkaga mahadcelinaynaa Sida aad iskugu xilsaarteen, sida tabarruca ah Oo aad Aqoontiina iyo waqtigiina ugu soo hurteen Ummadda Soomaaliya,”. AYAY TIRI Wasiirul Dowlaha Caafimaadka Dr. Maryama Maxamed Xuseen.

Sidoo kale “Dhaqaatiirtaan Oo ka kala yimid, Jordan, Palestine iyo Nigeria oo dhammaantood ah dhaqaatiro/proffesors ah islamarkaasna takhasus buuxana u leh Cudurrada iyo Qaliinada ayย  fulinayaan”.

Qaliinada isku furanka haweenka waxay Wasaaradda Caafimaadka ka fulinaysaa Isbitaalka Dayniile halka ay 300 bukaan oo isugu jira qaliimada guud ee neerfaha iyo kuwa kaadi mareenkaba ka samaynayaan Isbitaalka guud ee Demartino Public Hospital.

Dhammaan adeegyadaan waa bilaash si tabaruc ah oo dadka masaakinta ah looga qaadayo culaysyada xannuun ee haysta, waxaana sidoo kale tababar heer sara ah la siin doonaaย  dhaqaatiirta maxaliga ah ee muddada ay ololahaaan socdaan si sare loogu qaadayo xirfadooda dhakhaatiirta dalka.

Tags: Muqdisho Oo Dhawaan Laga Fulin Doono Qaliino Bilaasha ah "SAWIRRO"
Previous Post

Deeq Rashi ah Oo La Gaarsiiyay Dadka Dagan D.Buuhoodle

Next Post

Madaxweynaha Puntland Oo Furay Shirka Horumarinta Beeraha “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland Oo Furay Shirka Horumarinta Beeraha “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland Oo Furay Shirka Horumarinta Beeraha "SAWIRRO"

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In