Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharax cusub oo u taagan Madaxtinimada gobollada Dhexe oo lagu soo dhaweeyay Guriceel “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Musharax cusub oo u taagan Madaxtinimada gobollada Dhexe oo lagu soo dhaweeyay Guriceel “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxamed Cilmi Afrax Mideeye oo kamid ah musharaxiinta isu soo taagtay qabashada xilka madaxtinimadda goboladda dhexe gaar ahaan Mudug iyo Galgaduud ayaa si aad ah loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaraha ee degmada Guriceel .

Dad weyne aad u tiro badan of sitay boorar ay ku qoranyihiin halkudhigyo ay ku taageerayaan musharaxa cusub ayaa lagu soo dhaweeyay markii uu gaaray degmada Guriceel,

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Intii uu kujiray soo dhaweynta waxaa uu mid mid ugu gacan qaaday dadkii ka qeyb qaadanayay soo dhaweyntiisa waxayna dadkaasi ku sugnaayeen garoonka in mudo ah dadweynahaasi ayaa ahaa kuwo laga dheehan karay wajiyadooda sida ay u taageersan musharax Madaxweynaha Gobollada dhexe Maxamed Cilmi Afrax (Mideeye).

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka iyo kan degmada iyo xubno kale oo la socday ayaa ka qeyb galay kulanka lagu soo dhaweeyay Murashaxa Maxamed Cilmi Afrax, oo ka mid ah musharixiinta doonayo inay qabtaan xilka Madaxtinimo ee Maamulka Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Musharaxa ayaa hadal ka jeediyay kulan soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay Guriceeel, waxaana uu intaa ku daray in aad ugu faraxsanyahay soo dhaweynta loo sameeyay, isagoo xusay in uu xoogga saari doono dib u soo nooleynta adeegyada guud ee bulshada, isla markaana uu wax ka qaban doono baahiyaha ay tebayaan bulshada gobollada Dhexe ku dhaqan.

1

2

3

4

6

7

8

Previous Post

Munaasabad lagu taageeraayay Xukuumadda cusub oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Isbitaalka Bula Burde Oo Qalab Caafimaad Lagu Wareejiyay “Sawirro”

Next Post
Isbitaalka Bula Burde Oo Qalab Caafimaad Lagu Wareejiyay “Sawirro”

Isbitaalka Bula Burde Oo Qalab Caafimaad Lagu Wareejiyay "Sawirro"

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In