Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharax Ibraahim Xabeeb Nuur Oo Gaaray Magaalada B.weyne Si Wanaagsana Loogu Soo Dhaweeyay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Musharax Ibraahim Xabeeb Nuur Oo Gaaray Magaalada B.weyne Si Wanaagsana Loogu Soo Dhaweeyay “Sawirro”

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Musharax Ibraahim Xabeeb Nuur oo isu soo sharaxay xilka madaxweynaha maamulka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhaxe ayaa maanta gaaray Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraaan, waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ku soo dhaweeyay xubna ka mid ah maamulka Gobolka Hiiraan, Ururka dhalinyarda, odayaal,Waxgarad iyo dadweyne ka kala yimid xaafadaha Magaalada Beledweyne..

Soo dhaweyn kaddib musharaxa madaxweynaha labada gobol Ex Xildhibaan Ibraahim Xabeeb Nuur iyo xubnihii la socday oo loo galbiyay gudaha magaalada ayaa xarunta maamulka Gobolka  kulan kula qaatay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Ex-Xildhibaan Ibraahim Xabeeb Nuur oo intaasi kadib la hadlay warbaahinta ayaa ugu horeyn u mahadceliyay dadkii soo dhaweyay waxaana uu shegay musharaxa inuu u taagan yahay qabashada xilka madaxtinimo ee Maamulka Hiiraan iyo shabelaha Dhexe loo sameynayo dhawaan.

‘’Waxa farxad ii ah inaan soo gaaro Baledweyne oo ah halkii aan ku dhashay sidaad ogtihiin waxa u taaganahay ama aan musharax u ahay Jagada madaxweynenimo ee maamulka loo dhisayo Gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe waxana rajeynayaa inaan ku geleysta xilkaasi sidaasi waxa yiri musharax ibraahim xabeeb nuur.

Siyaasi Ibraahim Xabeeb Nuur ayaa noqonaya musharaxii labaad ee isku soo taago xilka madaxweynenimo ee Maamul Goboledka Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe islamarkaana gaara Magaalaada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Si kastaba ha ahaatee, Ibraahim Xabeeb Nuur ayaa waxayaabaha lagu xusuusto waxaa ka mid ah; ka mid noqoshada xildhibaanadii dowladdii KMG-ka ahayd; isagoo xubin ka ahaa Xidlhibaannada Baarlamaanka Afrika (PAN AFRICAN), isagoo sidoo kale wasiir kasoo noqday dowladdii hore, isla markaana ah siyaasi waqti badan kusoo jiray siyaasadda dalka. Waana Sarkaal aqoon durugsan u leh arrimaha ciidanka oo uu ka gaaray Darajada Korneyl ka tirsanaa Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya xilligii ay jirtay Dowladdii Kacaanka.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Xigasho Sawirada  Radio Hiranwey B/weyne

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Iyo Ra’isulwasaaraha Oo Kormeeray Kulan Howleed Ku Saabsan Dhameystirka Dib U Eegista Dastuurka “SAWIRRO”

Next Post

Sanadka 2016: Kii Noo Hagaagee Noqo Loo Han Weyn Yahay

Next Post
Sanadka 2016: Kii Noo Hagaagee Noqo Loo Han Weyn Yahay

Sanadka 2016: Kii Noo Hagaagee Noqo Loo Han Weyn Yahay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In