Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharax Mideeye oo kulamo la leh Xildhibaannada cusub

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Musharax Mideeye oo kulamo la leh Xildhibaannada cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo ay heer gabagabo ah marayso taratanka Madaxatinimo ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa isa soo taraya kulamada uu Musharax Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” la yeelano Xildhibaannada baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug, kuwaasi oo uu kala hadlay sidii ay codka u siin lahaayeen, maadaama isagu ay bulshada gobollada dhexe ka codsadeen in uu xilka Madaxtinimo isu soo taago.

Xarunta Musharax Mideeyee ee magaalada Cadaado uu ku leeyahay ayaa maalmihii la soo dhaafay laga dareemayay mashquul saa’id ah, iyadoo Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ay intooda badan lagu arkayay xaruntaasi, kuwaasi oo uu si gooni gooni ah u qaabilayay.

Related posts

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026

Maxamed Cilmi Afrax ayaa balan qaaday in haddii uu ku guuleysto xilka Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug uu xoogga saari doono horumarinta adeegyada guud ee bulshada, dib-u-heshiisiinta iyo xoojinta amniga dowlad goboleedka Galmudug.

Mudane Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” ayaa ah shaqi ku caan baxay wax u qabashada bulashada ku dhaqan gobollada dhexe, isagoo muddo 23 sano ah ahaa madaxa igu sarreeya hay’adda ICRC ee ka howlgasha gobollada dhexe, taasi oo keentay in uu kasbado kalsoonida bulshada ku nool Gobollada Dhexe.

Previous Post

Lacago Shaqo Abuur ah oo La Siiyay Dhalinyarada Shaqo La’aanta ah ee Xaafada Islii “Sawirro”

Next Post

Faallo:- Xuska 26-ka Juun oo noqotay tii ugu balaarneyd ee lagu qabto Muqdisho

Next Post
Faallo:- Xuska 26-ka Juun oo noqotay tii ugu balaarneyd ee lagu qabto Muqdisho

Faallo:- Xuska 26-ka Juun oo noqotay tii ugu balaarneyd ee lagu qabto Muqdisho

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In