Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharax Mideeye oo kulamo la leh Xildhibaannada cusub

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Musharax Mideeye oo kulamo la leh Xildhibaannada cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo ay heer gabagabo ah marayso taratanka Madaxatinimo ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa isa soo taraya kulamada uu Musharax Maxamed Cilmi Afrax โ€œMideeyeโ€ la yeelano Xildhibaannada baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug, kuwaasi oo uu kala hadlay sidii ay codka u siin lahaayeen, maadaama isagu ay bulshada gobollada dhexe ka codsadeen in uu xilka Madaxtinimo isu soo taago.

Xarunta Musharax Mideeyee ee magaalada Cadaado uu ku leeyahay ayaa maalmihii la soo dhaafay laga dareemayay mashquul saaโ€™id ah, iyadoo Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ay intooda badan lagu arkayay xaruntaasi, kuwaasi oo uu si gooni gooni ah u qaabilayay.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Maxamed Cilmi Afrax ayaa balan qaaday in haddii uu ku guuleysto xilka Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug uu xoogga saari doono horumarinta adeegyada guud ee bulshada, dib-u-heshiisiinta iyo xoojinta amniga dowlad goboleedka Galmudug.

Mudane Maxamed Cilmi Afrax โ€œMideeyeโ€ ayaa ah shaqi ku caan baxay wax u qabashada bulashada ku dhaqan gobollada dhexe, isagoo muddo 23 sano ah ahaa madaxa igu sarreeya hayโ€™adda ICRC ee ka howlgasha gobollada dhexe, taasi oo keentay in uu kasbado kalsoonida bulshada ku nool Gobollada Dhexe.

Previous Post

Lacago Shaqo Abuur ah oo La Siiyay Dhalinyarada Shaqo La’aanta ah ee Xaafada Islii “Sawirro”

Next Post

Faallo:- Xuska 26-ka Juun oo noqotay tii ugu balaarneyd ee lagu qabto Muqdisho

Next Post
Faallo:- Xuska 26-ka Juun oo noqotay tii ugu balaarneyd ee lagu qabto Muqdisho

Faallo:- Xuska 26-ka Juun oo noqotay tii ugu balaarneyd ee lagu qabto Muqdisho

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In