Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharaxa xisbiga haya talada DR Congo oo mar kale la saaray cunaqabatey

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Musharaxa xisbiga haya talada DR Congo oo mar kale la saaray cunaqabatey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Midowga Yurub ayaa cusbooneysiiyay cunaqabateynta ay kaga horjeedaan ninka loo xushay in uu baddalo madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Koobgo oo la filayo in 23ka bishaan ay ka dhacaan dooorashooyin madaxtinimo.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026

Cunaqabateynta ay soo rogeen Midowga Yurub ayaa la tilmaamay in ay sameyn doonto xagga socdaalka iyo hantida oo la xayiro,iyadoo muddo sanad ah la kordhiyay cunaqabateynta looga horjeedo musharaxa xisbiga haya talada dalkaasi,kaas oo lagu magacaabo  Emmanuel Ramazani Shadary .

Wasiirada Arimaha Dibadda Midowga Yurub oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Brussels ee dalka Biljam ayaa sidoo kale sheegay in cunaqabateyntasi  lagu soo rogay 13-kale oo ruux,sida laga dhawaajiyay shalay oo Isniin aheyd..

Emmanuel Ramazani Shadary ayaa sanadkii tagey waxaa cunaqabateyn ku soo rogay Midowga Yurub ka dib markii lagu eedeeeyay in uu ku xadgudbay habkii doorashada,isla markaana uu fuliyay tallaabooyin uu ku hor istaagay  dad ka bannaan baxayey dib u dhaca lagu sameeyay doorashooyinkaasi.

Previous Post

Madaxweyne Macron oo si kulul uga jawaabay khalalaasaha ka taagan dalkiisa

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiikiisa ku Qaabilay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda Talyaaniga

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Xafiikiisa ku Qaabilay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda Talyaaniga

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiikiisa ku Qaabilay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda Talyaaniga

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In