Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Guuleed oo soo dhaweeyey doorashadii maanta dhacday ee guddoonka guddiga doorashada Soomaaliland

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
C/Kariin Guuleed “Waxaan rajeynayaa in dadaalka xukuumadda ee qabsoomidda shirka iyo doorasho hufan uu mira-dhalo”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Musharax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyey doorashadii maanta dhacday ee guddoonka guddiga maamulka doorashada kuraasta Soomaaliland lagu doortay.

“Shaki kuma jiro in doorashadu ay u baahneyd isla ogol iyo isku tanaasul waxaana cad in dadaal badan lagu bixiyey sidii doorashada goballada waqooyi ee Soomaaliland ay u noqon laheyd mid dheelitiran” ayuu yiri Mudane Cabdikariin.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Musharax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xusay in Ra’iisul Wasaare Rooble uu dadaal badan ku bixiyay arrintan “Waxaana hubaal ah in Raisu Wasaare Rooble uu waqti iyo juhdi dheer galiyey ka miro dhalinta arinkaas. Haddaba waxaan soo dhaweynayaa tilaabada horay loo qaaday. Anigoo soo jeedinaya in waxii dhameystir iyo dib u saxid u baahanna howsha lagu dhex saxo”.

Previous Post

Dhuusamareeb oo lagu qabtay xuska todobaadka naas nuujinta “SAWIRRO”

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo ka hadlay dab ka kacay qeybta dabdhalinta Isbitaalka Demartino oo lagu guuleystay damintiisa

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo ka hadlay dab ka kacay qeybta dabdhalinta Isbitaalka Demartino oo lagu guuleystay damintiisa

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo ka hadlay dab ka kacay qeybta dabdhalinta Isbitaalka Demartino oo lagu guuleystay damintiisa

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In