Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharxiinta u taagaan xilka gudoonka barlaamka Hirshabeelle oo soo bandhigay waxyaabaha ay qaban doonaan.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ila todobo murasha oo u taagan xilka Gudoomiyaha Baralamaanka dowlad
goboleedka HirShabeele ayaa xalay khudbad ka horjediyay Barlanaaka Dowlad
goboleedka Hirshabeelle.

Abukar Xasan Cali Maqani , Sh Cismaan Barre iyo xildhibaan Isgow Β ayaa isku soo taagay xilka
Gudoomiyaha Barlamaanka Dowlad goboleedka HirShabeele waxaana mid walba oo
ka mid ah uu soo Bandhigay waxa u qorsheysan inuu qabto hadii la doro.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Murashax kaliya ee u taagan xilka Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee
barlamaanka Hir Shabeelle Xil Cabdi Xuseen Geedi iyo sedex muarashax oo
kale oo u taagan Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Barlamaanka oo Ay ku Jirto
XIldhibaanad Canab Axmed Ciise ayaa ayaa ka hor aqriyay Barlamaanka waxa ay
doonayaan inay qabtaan hadii la doorto

khudabado aan kala dhicin ayay soo jeediyeen murashaxiinta waxaana midwalba
oo dalbanayay in la doorto marka loo eego qibradiisa iyo aqoontiisa.

Shirka Barlamaanka ee dhegeysiga khudbadaha murashaxinta waxaa kale oo Goob
joog ka ahaa Murashaaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha iyo madaxweynaha ku
xigeenka Dowlad goboleedka HirShabeele, Xildhibaan Jeesoow , gudoomiyaha
Gobolka Sh/dhexe Cali Guudlaawe, Xoghayaha Joogtada ah ee wasaaradda
arimaha gudaha iyo federaalka Yaxye Cali Ibraahim iyo Wakiilka IGAD ee
Shirka Jamaal Xaaji Axmed .

Maanta ayaa lagu wadaa in ay dhacdo doorashada Β  Gudoonka
Barlamaanka Dowladgoboleedka HirShabeellle waxaana la filaya inay soo
gaaraan wafdi heersare ah.

Previous Post

Kenya oo sii deysay Nin British ah oo ay ku eedeysay Argagixisanimo

Next Post

Maamulka Degmada Huriwaa oo faahfaahin ka bixiyey qasaaraha ka dhashay qarax miino oo lagu aasay …………

Next Post
Al-Shabaab fighters

Maamulka Degmada Huriwaa oo faahfaahin ka bixiyey qasaaraha ka dhashay qarax miino oo lagu aasay ............

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In