Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muslimiinta Nigeria oo soo dhaweeyay in niqaabka loo ogolaaday gabdhaha

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Muslimiinta Nigeria oo soo dhaweeyay in niqaabka loo ogolaaday gabdhaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka u dooda xuquuqda muslimiinta dalka  Nigeria ayaa soo dhaweeyay go’aanka maxkamadda sare ay ku joojisay xanibaadii gabdhaha muslimka ah ka saarneyd xirashada xijaabka inta ay joogaan iskuulada dowladda ay leedahay ee ku yaala magaalada Lagos ee dalkaas.

Go’aanka maxkamada sare ayaa ka dambeeyay markii ururka u dooda xuquuqda muslimiinta ( MRC) ay racfaabka qaateen xukun horey maxkamada darajada koowaad ay soo saartay kaas oo lagu mamnuucayay in gabdhaha ay xirtaan xijaabta inta ay joogaan iskuulada dowladda leedahay

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Ururka MRC ayaa sheegay in go’aanka maxkamada uu yahay  guul u soo hooyatay ku dhaqanka sharciga.

Qaadiga maxkamadda ayaa dhankiisa sheegay in xanibaadan ay aheyd mid xadidaysay xoriyadda diinta  ee gabdhaha muslimka ah ee dalka Nigeria.

Gabdhaha  ayaa loo ogoleyn in ay xirtaan niqaabka sababta waxaa weeye kamid ma ahan uniformka iskuulka.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ay ka soo saareen maamulka gobolka go’aanka maxkamadda, mana cadda in go’aankan ay la tiigsan doonaan maxkamadda sare ee dalka iyo in kale.

Dadweynaha dalka Nigeria ayaa qiyaastii u kala qeybsan Muslim iyo Christians, labada dhinacna inta badan waa laga xadidaa caqiidadooda.

Tirada ugu badan ee Muslimiinta dalkaas ayaa ku nool dhinaca woqooyi  ee dalka halka kuwo kale ay u badan yihiin dhinaca koofureed, sidaa darted gobolka koofureed ee Lagos ayaa la aaminsan yahay in uu yahay kan ay ku nool yihiin dad diimo kala duwan heysta.

Bishan Juub, ayaa maxkamadda sare ee gobolka koofurta dalka Nigeria ku yaal ee Osun sidoo kale waxaa uu qaaday xanibaadan oo kale oo gabdhaha muslimka ah loo ogolaaday in ay xiran karaan xijaabkooda.

Labo gabdhood oo muslim ah ayaa kayska mamnuucida niqaabka waxaa ay racfaan ay qaateen la tigsadeen maxkamadda sare taas oo go’aanka maxkamaddii hore ku raacday sanadkii 2013-ka.

Previous Post

Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya oo la wareegtay maamulka xarumihii Nile Academy

Next Post

Daawo Sawirada : Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Maanta la caleemo saaray

Next Post
Daawo Sawirada : Ugaas Xasan Ugaas Khaliif  oo Maanta la caleemo saaray

Daawo Sawirada : Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Maanta la caleemo saaray

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In