Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muungaab: “Deyniile Waa Degmo Amni ah Anaguna waa dayactiraynaa” ”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Muungaab: “Deyniile Waa Degmo Amni ah Anaguna waa dayactiraynaa” ”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ah mid todobaadle ah oo ay isugu yimaaday gudoomiyaasha degmooyinka iyo maamulka gobalka Banaadir ayaa waxaa maanta markii ugu horeysay lagu qabtay xarunta degmada Deyniile ee gobalka Banaadir,waxana kulankaasi ka qeyb galay agaasimaha warbaahinta qaranka mudane C/raxmaan Sheikh Yuusuf Al-Cadaala

Inta uu kulankaasi socday ayaa waxaa looga hadlay sidii maamulka gobolka, maamulada degmooyinka iyo bulshada ay uga shaqeyn lahaayen bilicda iyo horumarka gobolka Banaadir si loogu diyaar garoobo shirarka caalamiga ah ee la filayo in lagu qabto magaalada caasimada ah ee muqdisho iyo madaxda wadamada caalamka ee imaanaya dalka,iyadoo agaasimaha warbaahinta Qaranka C/raxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala uu halkaasi ka sheegay in warbaahinta qaranka ay diyaar u tahay sidii horumarka ka jira gobolka ay ugu tabin laheyd shacabka Soomaaliyed.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Kulanka kadib ayaa waxaa warbaahinta la hadlay gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xussen (Muungaab),isagoo ka warbixiyay kulankaasi looga hadlayay.

Sidoo kale gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir doowr muuqda ka qaadan doono sidii loo horumarin lahaa degmada Deyniile,islamarkaana dib u dayactir loogu sameyn lahaa wadooyinka degmadaasi.

Ugu danbeyntii waxaa warbaahinta la hadlay gudoomiyaha degmada Deyniile ee gobolka Banaadir,isagoo sheegay in maamulka degmada uu ka faraxsanyahay in kulankaani uu ka dhaco xarunta degmada Deyniile,waxana uu u mahadceliyay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir.

10830521_1546200302285390_6017996095438242474_o

10854230_1546200358952051_2513306373945147236_o

10900178_1546200688952018_4566994065945137016_o

10917175_1546200532285367_5013289419763502176_o (1)

10917175_1546200532285367_5013289419763502176_o

10924222_1546200665618687_5776270709923747782_o

DSCF0146

DSCF0152

DSCF0159

DSCF0195

DSCF0197

DSCF0208

DSCF0212

DSCF0214

DSCF0221

DSCF02021

Previous Post

Ciyaaryahan Yaya Sanogo oo Si Amaah Ah Ugu Biiray Kooxda Crystal Palace

Next Post

DAAWO-Shaqaalaha Warfaafinta oo soo dhaweeyay Wasiirka iyo ku xigeenkiisa “Sawirro”

Next Post
DAAWO-Shaqaalaha Warfaafinta oo soo dhaweeyay Wasiirka iyo ku xigeenkiisa “Sawirro”

DAAWO-Shaqaalaha Warfaafinta oo soo dhaweeyay Wasiirka iyo ku xigeenkiisa "Sawirro"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In