Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muungaab oo xarigga ka jaray Kawaanka Kalluunka Dankulmis ee degmada C/casiis

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Muungaab oo xarigga ka jaray Kawaanka Kalluunka Dankulmis ee degmada C/casiis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungab” ayaa  xarigga ka jaraay suuqa kalluunka Dan-kulmis ee degmada C/casiis.

Muungaab ayaa warbaahinta u sheegay  in isbadalka lagu sameeyay qaar  ka mid ah gudoomiyayaasha degmooyinka gobalka ay tahay mid lagu doonayo in looga gudbo qaab beeledka lagu magaaci jiray gudoomiyayaasha degmooyinka gobalka Banaadir, isagoo xusay in qofkaste oo muwaadin Soomaliyed ah uu xaq u leeyahay in uu ka soo muuqdo caasimadda.
“Caasimadda Soomaliya mar haddey tahay Maamul keeda iyo Taladeeda waxey ka wada go’daa oo xaqsiman ku leh ummadda Soomaliya oo idil in Magaaladan Maamul keeda la Soomaaliyeeyo, oo haddii ilaahey kuu roon yahay bulsha weynta Soomaliyed sey u dhan tahay laga tixgaliyo maamulka heer degmo heer gobal, waana waxa aan hiigsaneyno” ayuu yiri Muungaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha degmada Cabdi-casiis ee gobalka Banaadir Cismaan Muxidiin Cali Cariif oo goobta ka hadlay ayaa tilmaamay in mash ruuca lagu dhisay kawaanka kalluunka Dankulmis ay qeyb ka tahay mash ruuca dalkaaga dhiso.

Previous Post

Arday shahaaddooyin iyo abaalmarinno lagu guddoonsiiyay Muqdisho

Next Post

Gudoomiyaha cusub ee degmada Waaberi oo manta xilka la wareegtay

Next Post
Gudoomiyaha cusub ee degmada Waaberi oo manta xilka la wareegtay

Gudoomiyaha cusub ee degmada Waaberi oo manta xilka la wareegtay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In