Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muungaab oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Kaxda “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Muungaab oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Kaxda “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta degmada Kaxda.

Xarunta cusub ee uu maanta xarigga ka jaray guddoomiye Muungaab ayaa waxaa hirgeliyay maamulka gobolka Banaadir si loogu adeego bulshada ku dhaqan degmadaasi.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Mas’uuliyiinta maamulka degmadaasi iyo dadweyne farabadan ayaa gudoomiye Muungaab halkaasi si diirran ugu soo dhaweeyay, kuwaasoo muujinayay sida ay ugu faraxsanyihiin furitaanka xarunta cusub ee Kaxda.

Gudoomiyaha Degmada Kaxda Cabdikaamil Macalin Shukri oo Warbaahinta la hadlay ayaa dhismaha cusub ee xarunta Degmada  ugu  mahad celiyay Maamulka gobalka banaadir.

Gudoomiyaha gobalka Banaadir aha Duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xusen Mungab oo Meel banan ah kula hadlay Bulshada ku dhaqan degmadaasi, ayaa ugu baaqay in laga shaqeeyo Nabad galyada islamarkana ay gacan siiyan laamaha amniga  si loo gaaro Horumar,  isagoo sheegay in dadka ku nool degmada looga baahan yahay in ay bixiyaan Canshuurta guryaha.

Muungaab ayaa dhinaca kale tilmaamay in magaalada Muqdisho ay ka socoto mashaa riicya kala duwan oo lagu horumarinaayo bilicda caasimadda dadka Soomaliyedna looga baahan yahay in ay ka qeyb qaatan Horumarinta magaalada.

Dhinaca kale Mudane Xasan maxamed Xusen “Mungaab” ayaa kormeer ku tagay waddada Danwadaagta ee Degmada Wadajir halkaasi oo ay ka socotay olale Nadaafaded oo  waddadaasi looga qaadaye qashinka iyo wasaqda, iyadoo duqa magaalada muqdisho iyo saraakishi la socotay ay  ka qeyb qaadanaayeen olalahaasi nadaafadeed ee lagu horumarinayo Bilicda Caasimadda.

IMG_0669 IMG_0670 IMG_0673 IMG_0674 IMG_0692 IMG_0695 IMG_0700 IMG_0707 IMG_0708 IMG_0713 IMG_0714 IMG_0718 IMG_0720 IMG_0726 IMG_0727 IMG_0728 IMG_0729 IMG_0732 IMG_0737 IMG_0755 IMG_0805 IMG_0816 IMG_0817 IMG_0820 IMG_0824 IMG_0825 IMG_0835 IMG_0837 IMG_0839 IMG_0840 IMG_0841 IMG_0842 IMG_0844 IMG_0845 IMG_0846 IMG_0847 IMG_0848 IMG_0849 IMG_0850 IMG_0855 IMG_0861 IMG_0863 IMG_0864 IMG_0865 IMG_0866 IMG_0870 IMG_0871 IMG_0875 IMG_0877

 

Previous Post

Daawo Sawirrada: Qeyb kale oo ka mid ah burburka diyaraddi xalay ku dhacday Afgooye

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In