Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muungab oo lagu Ammaanay waxqabad dhameystiran

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gobolka oo kormeeray Suuqa Bakaaraha”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu taageerayey waxqabdka Maamulka Gobalka Banaadir ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Garoowe, iyadoo ay ka qeyb galeen Ganacsato iyo qeybaha bulshada.

Dadkii Munaasabadda Taageerada ka hadlay ayaa ku Ammaanay Maamulka Gobolka Banaadir Howsha wanaagsan ee Guddoomiye Muungaab uu ka hayo Gobolka banaadir iyo shaqada Quruxda badan ee ka Socota Magaala Madaxda dalka ee Muqdisho.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Odayaasha  iyo waxgaradkii ka hadlay Munaasabadda ayaa inta badan ka hadlayay sida Daacadnimada ah ee Guddoomiyaha Gobolka Banaasdir Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab uu ugala saaray dad isku hayay muran dhuleed iyo shaqooyin kale uu qabtay Guddoomiyaha.

Howsha ka socota Gobolka Banaadir ayaa lagu tilmaami karaa mid Maraysa heerkii loo baahnaa, maadaama ay socoto howl qancisay guud Ahaan ummadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Gudihiisa iyo Dibaddiisa isla markaana ay dib u soo laabatay bilicda Magaalada Muqdisho.

Intii uu jiray Maamulka hadda dhisan ee uu Guddoomiyaha ka yahay Muungaab ayaa waxaa dib u soo laabtay bilicdii magaalada, shaqadii Guddoomiyaasha degmooyinka, Adeegyadii Cafimaadka Dib u dayactirka  waddooyin badan iyo Xaqiijinta inta badan Ammaanka Magaalada, iyada oo la rajaynayo inta u dhiman Maamulka Gobolka banaadir in dalka oo dhami laga dareemi doono  howsha kale uu qaban doono.

Previous Post

Wasiirka Howlaha Guud Eng Saalax Sheekh” Waa inaan isku Tashannaa”

Next Post

Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qaar kamid ah wadooyinka Muqdisho

Next Post
Olole Nadaafadeed oo ka bilowday qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho

Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qaar kamid ah wadooyinka Muqdisho

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In