Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muwaadiniin ka soo carartay Yemen oo soo gaaray Boosaaso “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Muwaadiniin ka soo carartay Yemen oo soo gaaray Boosaaso “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muwaadiniin Soomaali ah oo isaga soo cararay dagaalada ka taagan dalka Yemen ayaa soo gaaray dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari, kuwaasi oo isugu jiray rag, dumar iyo carruur.

Muwaadiniinta Soomaaliyeed oo tiradoodu ahayd 260-qof ayaa qaarkood lagu waday gawaarida loogu talagalay dadka aan lixaadkooda dhameystirneyn iyo kuwa kale oo qabay xunuuno kala duwan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maamulka gobolk Bari ee maamulka Puntland, waxgarad, , ganacsato, dhallinyaro, haween, saraakiil, xildhibaanno, ayaa dadkaasi kusoo dhaweeyay dekedda, iyadoo la siiyay markiiba cunnooyin, biyo iyo dawo.

Abshiro oo ka mid ah muwaadiniinta dalka Yemen ka soo cararay oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa tilmaamtay in Soomaalida ay dhibaatooyin badan ku qabaan dalka Yemen, iyadoo codsatay in gurmad loo fidiyo dadka weli ku xaniban rabshahada ka taagan Yemen.

Duqa magaalada Boosaaso, Xasan Cabdalla Xasan oo isna warbaahinta kula hadlay gudaha dekedda Bosaso ayaa sheegay in dadka ka soo cararaya dagaallada Yemen oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib kale ay u diyaariyeen meelo ay degaan, ayna ku dadaallayaan sidii dadkaasi gurmad loogu fidin lahaa.

1 2 3 4 5 6

 

Previous Post

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha gudaha oo gaaray Cadaado”sawirro”

Next Post

Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Hodan oo Xilka la wareegtay”Sawirro”

Next Post
Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Hodan oo Xilka la wareegtay”Sawirro”

Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Hodan oo Xilka la wareegtay"Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In