Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo loogu dilay Dalka Koofur Afrika.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Burcad South African oo dab qabadsiiyay Goob ay leeyahihiin Ganacsato Soomaaliyeed.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muwaadiniin Soomaali ah oo gaarayo ilaa afar ruux ayaa burcad hubeysan si yaabo kala duwan ugu dileen tuulooyin hoos yimaado Magaalada CapeTown ee dalka Koofur Afrika.
Saddax ka mid ah marxuumiinta ayaa lagu dilay tuulada Khaliija oo hoos tagto Magaalada Capetown halka labo kale lagu dilay tuulada Kraafotien oo ayana hoos tagto isla Magaalada Capetown sidoo kale waxaa jiro dhaawac soo gaaray labo muwaadin oo kale.

Cabdqani Abuukar Omar oo la dhashay mid ka mid ah wiilasha la dilay ayaa Radio muqdisho u sheegay in koox burcad ah ay rasaas ku fureen dukaankooda xilli ay ku jireen shaqadooda caadiga ah isla markaana walaalkiis uu ku dhintay asagana uu ka badbaaday.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

February 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

February 17, 2026

Cabdiqani Abuukar ayaa intaasi ku daray in kooxaha burcada ah ay weerar qorsheysan kusoo qaadeen goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaali iyo isugu jira ajaanib kale.

Kooxda falka geystay ayaa la sheegay in ay ka careysanaayeen mid ka mid ah oo ay dileen koox kale oo burcad ah oo ay isku heysteen lacago baad ah.

Xariiriro kale duwan oo aan la sameynay magaalada Cape Town Ayaan ku ogaanay in ay jiraan Soomaali badan oo ku dhaawacantahay weerarada qorsheysan ee lagu ugaarsanayay ganacsatada Ajaanibta ah.

Previous Post

Munaasabad lagu maamusayey Maalinta dhalinyaradda oo lagu qabtay magaalada Dhuusomareeb.

Next Post

Maamulka Degmada Hobyo oo walaac ka muujiyay Dabaylo ku dhuftay xeebaha Hobyo.

Next Post
Maamulka Degmada Hobyo oo walaac ka muujiyay Dabaylo ku dhuftay xeebaha Hobyo.

Maamulka Degmada Hobyo oo walaac ka muujiyay Dabaylo ku dhuftay xeebaha Hobyo.

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummadda Islaamka bilashada bisha barakeysan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

February 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay curashada bisha Barakaysan ee Ramadaan, ayaa ugu...

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

February 17, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In