Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo u sharaxan Guddoomiyaha golaha deegaanka Minneapolis

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo u sharaxan Guddoomiyaha golaha deegaanka Minneapolis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ilaa 3 musharax oo kamid ah Soomaalida ku dhaqan magaalada Minneapols ee Gobolka Minnesota ee Mareykanka ayaa u tartamaysa qabashada xilka Guddoomiyaha golaha deegaanka ee Xaafadda Soomaalida ay degto.

Minneapolis ee Gobolka Menneota ayaa waxaa ka soconaya ololaha doorashooyinka golaha deegaanka iyotan degmada,iyadoo musharixiinta ay qeyb ka yihiin ilaa 3 musharax oo matalaya Soomaalida kunool magaaladaasi.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Musharaxiinta ku tartamaya guddoomiyaha Golaha deegaanka ee xaafadda  Soomaalida ay degto ee loo yaqaano Word six ayaa kala ah Maxamuud Nuur iyo Cabdi Warsame oo ka socoda Xisbiga Dimoqraadiga iyo Faadumo oo iyana ka socoda Republicanka.

Shir jaraaid oo ay si wada jir ah ugu qabteen magaalada Minneapolis guddoomiyaha Degmadaasi Haweeneyda lagu magacaabo  Betsy Hoeges  oo markale u taagan in dib loo doorton iyo Maxamuud Nuur oo golaha deegaanka u tartamaya ayaa si wada jir ah uga codsaday bulshada Soomaaliyeed iyo bulshooyinka kale in codkoodi ay ku taageeraan.

“Walaal shirka amaanta wuxuu ahaa taageero aan u muujinayno Duqa magaalada  oo ah qof aaad u wanaagsan oo si weyn wax uga qabatay Soomaalida,wadashaqeyn ayaa kala dhexeysa Soomaalida,waxay ahayd in aan istaageerno wada shaqeynta, sababta waxaa weeye waxy maamushaa dhaqalaha horumarinta, go,aanka iyada ayaa iska leh wixii ay latimaada ayaa lagu ansixiyaa Golaha Deegaanka”, Ayuu yiri Maxamuud Nuur. Sidoo kale Duqa magaalada Minneapolis ayaa  Betsy Hoeges ugu baaqaday Soomaalida in ay codkoodi siiyaan Maxamuud Nuur oo ka mid ah raga ugu cad cad qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Deegaanka,iayadoo balanqaaday in ay waxbadan ka qaban doonto horumarinta nolosha Soomaalida.

Dadweyne aad u farabadan ayaa isugu soo  barxad weyn oo ku taala magaalada Minneapolis,kuwaasi oo taageero u muujinayay musharixiinta Soomaaliyeed ee u taagan xilka golaha deegaanka iyo Duqa degmada,iyadoo ay soconayaan ololihii doorashooyinka.

Ilaa bisha November ayaa waxaa la filayaa in ay gaarto doorashada golaha deegaanka Xaafadda ay Soomaalida degto dad gaaraya ilaaa 1500 qof ooqof ayaa ka qeyb qaadanayaa doorashadaasi.

Previous Post

Ra’isulwasaare Kheyre Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Caawa Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyey “SAWIRRO”

Next Post

DEG DEG: Taliyaha Guud ee CiidanTurkiga oo goor dhow Muqdisho soo gaarey

Next Post
DEG DEG: Taliyaha Guud ee CiidanTurkiga oo goor dhow Muqdisho soo gaarey

DEG DEG: Taliyaha Guud ee CiidanTurkiga oo goor dhow Muqdisho soo gaarey

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In