Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muwaadiniin u dhashay Sri Lanka Oo Burcad Badeeda U Afduubnaa Oo La Sii Daayay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Muwaadiniin u dhashay Sri Lanka Oo Burcad Badeeda U Afduubnaa Oo La Sii Daayay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Kooxda Burcad badeeda ay sii daayeen ilaa 4 Ruux oo ay haysteen mudo ka badan Afar Sano oo ay ka afduubteen xeebaha Soomaaliya sanadkii 2011-ka.

la heystayaasha la sii daayay oo lagu wareejiyay Maamulka Galmudug ayaa u dhashay Dalka Sri Lanka iyadoo mudada intaa la eg dadkaasi lagu heystay deegaano ka mid ah gobolka Mudug.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmuudg ayaa lagu Wareejiyay la heystayaashaasi kaddib dadaalo dheeraad ah oo ay u galeen sidii muwaadiniintaasi u dhashay Dalka Sri Lanka ay xoriyadoodu dib ugu heli lahaayeen, waxaana la filayaa in maanata Magaalada Gaalkacyo Diyaarad laga saaro si Dalalkoodi Dib loogu Celiyo.

Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Mudug oo aan la hadalnay ayaa inoo sheegay in goor dhow faah faahin dheeraad ah ay ka bixin doonaan wararka la xiriira sii deynta la heystayaashaasi.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda Dalka oo Addis-Ababa kula saxiixday heshiis Bangiga Horumarinta Africa iyo IGAD “Sawiro”

Next Post

Guddoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Oo Sheegay In Door Muuqata Ay Ka Qaataan Dadaalka Horumarineed Ee Ka Socda Beledweyne

Next Post
Guddoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Oo Sheegay In Door Muuqata Ay Ka Qaataan Dadaalka Horumarineed Ee Ka Socda Beledweyne

Guddoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Oo Sheegay In Door Muuqata Ay Ka Qaataan Dadaalka Horumarineed Ee Ka Socda Beledweyne

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In