Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muxaadarada Sheekh Kenyaawi oo lagu qaban doono Banaadir Stadium

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Dhegeyso Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Malyuun oo ah  inantii dhaawacu kaso gaarey isbuurashadi ka dhalatay shaley kumanaanki dadweyne ee isuguso baxey muxaadaradi uu ku qabanayey hoolka Sahal ee Muqdisho Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyawi. ayaa xalay sheekha iyo masuuliyiiny ka kala socotay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta iyo Maamulka Gobolka Banaadir ku booqdeen isbitalka Madiino oo lagula tacaalayo xaladeeda Caafimaad.

 

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026

Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo warbaahinta dowlada kula hadlay isbitaalka ayaa u duceeyay inanta dhaawaca ah ee ay booqdeen, waxa uuna fariin gaar ah u direy dadka baraha bulshada u adeegsadey inanta dhaawaceedu inuu ku yimid ujeedo gaar ah laakiin uu sheegay si kama ah ay ugu dhacday rasaasta dadka lagu kala hagaajinaayey, Isla markaana Jimcaha soo socda koonis lagu qaban doono muxaadardi baaqatay.

Basma Caamir Shakeeti Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegtay in dadka reer Muqdisho isusoo baxoodi shalay ay muujinayso jaceylka Diinta Islaamka ay u qabaan iyo iscafinta oo mowduuca qudbada laxariiro.

Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Diinta iyo Awqaafta Mudane Cismaan Aadan Dhuubow ayaa gabadha bukaanka ah caafimaadkeeda la wareegtay Wasaaraddu waxkasto ku baxa  ka jawaab cad kaso saarey isweydii n  la xariirta goorta iyo halka lagu qaban doono muxaadardi shaley baaqatay oo uu shegey dowladu iney diyaarineyso koonis …

Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa 18-ka bishan oo ku beegan Jimcaha soo socoto ku qaban doono  garoonka Banadir Stadium degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir.

 

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Garoonka Diyaaraha Muqdisho Ka sagootiyay Saraakiil Dalka Dibadiisa Tababar loogu qaaday”SAWIRRO”

Next Post

Goobaha ay ka socdaan barnaamijka Isxilqaan oo la kormeeray

Next Post
Goobaha ay ka socdaan barnaamijka Isxilqaan oo la kormeeray

Goobaha ay ka socdaan barnaamijka Isxilqaan oo la kormeeray

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS ayaa waxa ay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska...

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

March 11, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir guddoomiyay kulanka hagista iyo isku dubbaridka mashruuca...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In