Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Goobaha ay ka socdaan barnaamijka Isxilqaan oo la kormeeray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Goobaha ay ka socdaan barnaamijka Isxilqaan oo la kormeeray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Aadan Hoosow iyo xubno ka socda Wasaaradda oo isugu jira Aqoonyahano iyo Injineero dhismo ayaa kormeer howleed ku tegay Maktabadda Qaranka, Tiyaatarka, Madxafka iyo Taalada Xaawo Taako.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026

Xarumaha ay kormeerka ku tegeen mas’uuliyiinta ayaa waxaa ka socda barnaamijka isxilqaan oo shacabka Soomaaliyeed ay dib ugu dhisanayaan goobaha danta guud ee ku bur buray dagaalladii dalka ka dhacay,

Maryan Amiin oo ka mid ah howlaha loo xilsaaray barnaamijka Isxilqaan ayaa sheegtay in howlaha isxilqaan uu si habsami leh u socda, haatanna la bilaabay xarumo cusub oo lagu dhisayo isxilqaan.

Mudane Cabdi Aadan Hoosow Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in kan Wasaarad ahaan ay mas’uuliyadoodu tahay la socodka, ka warqabka, dhiiri gelinta iyo ka mira dhalinta barnaamijka Isxilqaan.

Dhamaan goobaha uu ka socda barnaamijka Isxilqaan ayaa waxaa ka muuqdo isbadal bilow u ah horumarka iyo dib u dhiska goobaha danta guud, waxaana ka qeyb qaata shaqaalaha rayidka ee dowladda, ciidamada qalabka sida iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool caasimadda.

Dhinaca kale shaqaalaha Wasaaradda Howlaha guud ayaa howlo nadaafadeed ka fuliyay xarunta Wasaaradda.

Previous Post

Muxaadarada Sheekh Kenyaawi oo lagu qaban doono Banaadir Stadium

Next Post

Qarax ka dhacay caasimadda Faransiiska

Next Post
Qarax ka dhacay caasimadda Faransiiska

Qarax ka dhacay caasimadda Faransiiska

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

July 30, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In