Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Najiib Miiqaati oo mar kale Ra’iisal Wasaare ka noqday Lebanon

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Najiib Miiqaati oo mar kale Ra’iisal Wasaare ka noqday Lebanon
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ganacsadaha caanka ah,  horayna usoo noqday Ra’iisul Wasaare Najiib Miiqaati ayaa maanta helay kalsoonida baarlmaanka dalka  Lebanon si uu soo dhiso xukuumad cusub.

Arrintaan ayaa timid kadib markii Ra’iisal Wasaare Sacad Al-xariiri iyo madaxweynaha dalkaas khilaaf so kala dhaxgalay taas oo keentay in Ra’iisal Wasaare Sacad ka cudur daarto inuu soo dhiso xukuumad

Related posts

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026

Najiib Miiqaati ayaa helay kasoonida baarlmaanka kadib markuu helay 73 cod.

Miqaati ayaa hore uga soo noqday dalka Lebanon Ra’iisal Wasaare laba jeer oo kala ahaa 2005 iyo  2011.

Dowladaha reer galbeedka ayaa ku cadaadinaaya  siyaasiyiinta Lebanon inay soo dhisaan xukuumad  karti  u leh inay dalka ka saarto dhibaatada dhaqaale ee ka jirata,  kana hor tegi karta maamul xumada iyo masuqmaasuqa.

Previous Post

Ramla Cali oo taariikh cusub sameeysay

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo Gobolka Hiiraan ka fuliyey howlgal deegaano badan looga saaray Al-Shabaab

Next Post
Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka socda gobolka Jubbada Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo Gobolka Hiiraan ka fuliyey howlgal deegaano badan looga saaray Al-Shabaab

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In