Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO-Nalalka cad ceedda ku shaqeeya oo laga hirgeliyay Jidka Warshadaha “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Nalalka cad ceedda ku shaqeeya oo laga hirgeliyay Jidka Warshadaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magalada Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Xariga Ka jaray 333 nal oo Ku shaqeynaya Cad Ceeda, kuwaasi oo lagu Xirayo Wadada Warshadaha.

Guddoomiye Muungaab oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka iyo kuwa degmooyinka ku teedsan jidka Warshadaha ayaa baalihii ugu horeeyay ka hirgeliyay jidka Warshadaha, iyadoo inta kale laga hirgelinayo isla jidkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xasan Maxamed Xuseen Muungaab Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho ayaa shaaciyay in nalalka cad cadeedda ku shaqeeya ay yihiin kuwa laga hirgelinayo jidka Warshadaha, waxaana uu ugu baaqay bulshada deegaannadaasi inay ka hortagaan cidkasta oo doonayso in qaraxyo ku xiraan nalalka, maadaama nalalku ay yihiin kuwa qeyb ka ah bilicda caasimadda.

download (5)

download (4)

download (3)
download (1)

download (2)

download (6)

download (7)

download (8)

Sawir Qaade:- Jabiiba

Previous Post

Soomaaliya Oo Kaga Qeyb gashay Qaahira Bandhiga Buugaagta Caalamiga

Next Post

Xulka Guinea Oo Ku Guuleystay Qori Tuurkii Maanta La Sameeyay iyo Xulka Mali oo Haray

Next Post
Xulka Guinea Oo Ku Guuleystay Qori Tuurkii Maanta La Sameeyay iyo Xulka Mali oo Haray

Xulka Guinea Oo Ku Guuleystay Qori Tuurkii Maanta La Sameeyay iyo Xulka Mali oo Haray

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In