Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Naomi Osaka oo guuldaradii ugu ba’need kala kulantay ciyaarta Teniska

caqiil by caqiil
4 years ago
in Ciyaaraha
0
Naomi Osaka oo guuldaradii ugu ba’need kala kulantay ciyaarta Teniska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Noami Osaka oo u dhalatay dalka Japan, ayaa ka nasan doonta cayaarta Teniska,  kadib markii ay ku guuldarreysatay in ay difaacato hogaanka horyaalka kubada Teniska ee Us Open. Waxana Naomi Osaka ay kala kulantay guuldaraddii ugu xumeyd ee soo marta ciyaarta kubada Teniska ilaa sanadkii 2016-kii.

Naomi Osaka ayaa sida la sheegay qaab ciyaareedkeedu ahaa mid aan ka soo reyneyn ilaa markii ay gashay isbitaal xagga dhimirka ah, Inkasta  oo ay ciyaarta qeybteedii hore ay si wanaagsan u dheeshay.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Gabadhan reer Japan ayaa guuldarradani ku soo wada jeedin doontaa indhaha caalamka, maadaama looga adkaaday kulamadeedii ugu dambeeyey ee French Open iyo Wimbeldon.

“ dhowaanahaanba ma aanan ku farxeyn marka aan guuleysto, marka la iga guuleystana aad ayaan u murugoodaa, mana u maleynayo in arrintaasi caadi tahay” ayay tiri Osaka oo dareen murugo lihi ka muuqdo markii laga adkaaday kadib, waxayna intaa raacisay in aanay garaneyn xiliga ay noqon doonto in kubadda teniska ay dib u dheesho.

Fernandez oo iyadu Canadian aha ayaa waxa ay sheegtay in ay ciyaarta ka hor dareenkeedu siinayey in ay badin doonto, sidaa awgeedna aysan ku mashquulin dhiggeeda Naomi ee ay iyadu nafteed iyo sidii ay u badin laheyd ku mashquushay.

 

Previous Post

Ciidamada amniga oo howlgal ka sameeyay Jowhar

Next Post

Mareykanka, Qatar iyo Turkiga oo ka wada shaqaynaya dib u furidda Garoonka diyaaradaha Kabul

Next Post
Mareykanka, Qatar iyo Turkiga oo ka wada shaqaynaya dib u furidda Garoonka diyaaradaha Kabul

Mareykanka, Qatar iyo Turkiga oo ka wada shaqaynaya dib u furidda Garoonka diyaaradaha Kabul

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In