Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Napoli oo Bareejo Gashay, Milan oo Laga Badiyay iyo Lazio oo Badisay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Napoli ayaa garoonkeeda San Paolo barbardhac 2-2 ah kula gashay kooxda Empoli.

Kooxda Empoli ayaa qeybtii hore ee ciyaarta la hor martay labada gool,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Simone Verdi iyo Daniele Rugani.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Napoli ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta la timid labo gool oo barbardhac ah,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Duvan Zapata iyo Jonathan De Guzman.

Guzman

Kooxda Napoli ayaa u dhaadhacday kaalinta afaraad ee horyaalka talyaaniga,waxana ay leedahay 24-dhibcood,halka kooxda Empoli ay horyaalka uga jirto kaalinta 13-aad,iyadoo leh 15-dhibcood.

Kooxda Genoa ayaa soo gashay kaalinta sedaxaad ee horyaalka talyaaniga,ka dib markii ay garoonkeeda Luigi Ferraris 1-0 uga badisay kooxda AC Milan.

Ciyaaryahan Luca Antonelli ayaa qeybtii hore ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Genoa.

Luca

Ciyaaryahan Luca Antonelli ayaa waxaa ku soo jeeda indhaha kooxaha ka ciyaarta dalka ingiriiska,gaar ahaan kooxda Liverpool,isagoo sheegay in ay ahaan lahayd riyo u rumowday hadii uu ku biiri lahaa kooxdasi.

Waa guul daradii sedaxaad ee horyaalka talyaaniga kala soo gudbdoonaato kooxda AC Milan.

Kooxda Genoa ayaa kaalinta sedaxaad ka soo gashay kala horeynta horyaalka talyaaniga,waxana ay leedahay 26-dhibcood,halka kooxda AC Milan ay horyaalka uga jirto kaalinta todobaad,iyadoo leh 21-dhibcood.

Kooxda Parma ayaa waxaa garoonkeeda Ennio Tardini 1-2 uga badiyay kooxda Lazio.

Kooxda Parma ayaa goolka ku hor martay,waxaana u dhaliyay ciyaaryahan Raffaele Palladino.

Kooxda Lazio ayaa waxaa labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Stefano Mauri iyo Felipe Anderson.

Kooxda Lazio ayaa kala horeynta horyaalka talyaaniga uga jirto kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 23-dhibcood,halka kooxda Parma ay ugu hooseyso horyaalka talyaaniga,iyadoo leh lix dhibcood oo kaliya.

Previous Post

Aqoon isweydaarsi ku saabsan horumarinta gobolka Hiiraan oo Beladweyne ka furmay

Next Post

West Ham oo Soo Gashay Kaalinta Afaraad ee Horyaalka Ingiriiska “SAWIRRO”

Next Post

West Ham oo Soo Gashay Kaalinta Afaraad ee Horyaalka Ingiriiska “SAWIRRO”

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In