Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nicholas Kay Oo Ammaanay Dadaalada Madaxda Dalka ay ku doonayaan Hirgalinta Hiigsiga 2016

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Nicholas Kay oo soo dhoweeyay sii deynta badmaaxiin afduub loo haystay muddo 4 sano ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Necholas Kay ayaa amaanay dadaalada madaxda Soomaali ay ku doonayaan in la hirgelinyo barnaamijyada Hiigsiga 2016-ka.

war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ergeyga gaar ah Qaramada midoobay ee Soomaaliya Necholas Kay ayaa waxa uu ku ammaanay Dowladda Soomaaliya dadaalada dalka ay ku horumarineyso, isagoo sheegay inuu aaminsan yahay in dowladda Soomaaliya ay waxyaabo badan qabatay, isla markaana lagu amaani karo mudadii ay jirtay, waxaana uu xusay in madaxweynaha Dalka, Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Ra’isul wasaaraha dalka uu la kulmay islamarkaana ay muujiyeen sida ay uga go’antahay hiraglinta qorshayaasha lagu horumarinayo Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Danjire Necholas Kay ayaa tilmaamay in sanadkan 2015 ay howsha ugu badan u taalo dowladda ay tahay sameynta Maamul Goboledyada Dalka, iyo Afti u qaadista Dastuurka Qabyo qoraalka ah iyo Xasilinta Ammaanka Dalka.

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii dalka ay u horumarin laheyd, iyadoo mudadii Dowladu ay jirtay ku qabatay waxyaaba badan oo la taaban karo islamarkaana dadka Soomaaliyeed ay mahdiyeen.

Previous Post

Wafdi ka socday hay’adda Tika Ee Turkiga Oo booqday magaalada Jowhar Mashaariicyana Ka Fulinaya Magaaladaasi “Sawirro”

Next Post

Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Heshiis Dhanka Duulimaadka ah Oo ay Wada Galeen Soomaaliya Iyo Qatar

Next Post
Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Heshiis Dhanka Duulimaadka ah Oo ay Wada Galeen Soomaaliya Iyo Qatar

Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Heshiis Dhanka Duulimaadka ah Oo ay Wada Galeen Soomaaliya Iyo Qatar

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In