Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nicholas Kay Oo Ammaanay Wadasheqeytii Gen Muungaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Nicholas Kay Oo Ammaanay Wadasheqeytii Gen Muungaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warqad qoraal ah uu Ergayga gaarka ah ee Q.midoobay arimaha Soomaaliya Nicholas Kay uu u soo Diray Guddoomiyihii Hore ee gobalka banaadir ahna Duqa Muqdisho ayuu ku amaanay wadashaqeynii iyo Xiriirkii wanaagsanaa ee ka dhexeyay Q.midobay iyo Maamulkii Gobalka banaadir ee uu Hormuudka u ahaa Mudane Xasan Maxamed Xuseen Gen Muungaab

Nicholas Kay ayaa yiri ‘’Waxan uga faaideysanayaa fursadan in aan kaaga mahad celiyo shaqadii adkeyd ee aad ka qabatay Magaalada muqdisho, farxad ayey ii aheyd Wadashaqeyntii aan kula yeeshay ayuu ku yiri warqadda uu Nicholas Kay u diray Duqii hor ee Magaalada Muqdisho”

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mr Key Wuxuu kaloo si gaar ah uga mahadceliyay dadaalkii uu ka geystay hubinta in si nabadgalya ah Q.midoobay uga shaqeyso Magaalada Muqdisho.

Ergayga gaarka ah ee Q.midoobay Arimaha Soomaaliya Nicholas Key ayaa Xiriir dhaw la lahaa Maamulka Gobalka banaadir ee uu horkacay Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, isagoo oo meela kala duwan oo magaalada muqdisho ah Xiliyo kala duwan kula caweeyay Dadweyanaha magaalada muqdisho.

SRSG Kay to Mayor_Hassan Mohamed Hussein

Previous Post

Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la magacaabay “Akhriso”

Next Post

Dhageyso wareysiga: Mas’uul ka tursan hey’adda Homeland Security ee dalka Mareykanka

Next Post
Dhageyso wareysiga: Mas’uul ka tursan hey’adda Homeland Security ee dalka Mareykanka

Dhageyso wareysiga: Mas'uul ka tursan hey'adda Homeland Security ee dalka Mareykanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In