Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Niger tii reebtay Soomaaliya oo Caawa ka hartay Koobka Adduunka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Niger tii reebtay Soomaaliya oo Caawa ka hartay Koobka Adduunka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan is reebreebka Koobka Adduunka ee 2018 ka lagu Wado in lagu qabto dalka Ruushka.

Niger oo ka soo adkaatay Soomaaliya wareegi koobaad ee tartankanka ayaa waxaa ay ugu soo adkaatay tiro goolal oo gaaray nus dersin

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Marka la isku daro labadii kulan oo ay wada ciyareen balse Laba kulan oo ay la ciyaartay xulka qaranka Cameroon ayaa Niger waxaa ay ku guul dareysatay in hal fursad oo quraa ay abuuran xidigihii u ciyaarayay Niger kuwaa oo Soomaliya ka dhaliyay lix gool.

Lugtii hore Niger oo marti gelisay Cameroon ayaa waxaa ay ku soo idlaaday 3-0 oo looga adkaaday Niger ayadoo Niger garoonka sadexda looga soo dhaliyay ay hore ugu soo dhalisay Somalia afar gool,

Balse markaan waxaa ay la ciyaartay dal aad ugu hor marsan kubada cagta diyaar garoow wanaagsane u soo galay ka qayb qaadashada kulamada loogu tartamayo koobka aduunka ee 2018 lagu qaban doono Ruushka.

Kulankii labaad oo Caawa ka dhacay Caasimadda Cameroon ayaa waxa uu ku soo idlaatay 0-0 3-0 Marka la isku daro goolasha labada ciyaar waxaa sidaa ugu soo gudbay wareega Group yada ee tartanka Xulka Qaranka Cameroon.

Sidoo kale dalalka horay ugu soo gudbay wareegaan ayaa waxaa ka mid ah.

Nigeria

Ghana

Zambia

Uganda

Moroco

Dr Congo

o

oo

ooo

W/D Axmed Salaad Shiikhow

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In