Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

NISA oo Hub, Gaadiid iyo Maleeshiyaad la tuhunsanyahay gacanta ku soo dhigay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Howlgallo amniga lagu sugayo oo xalay laga sameeyay Degmada Hodan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo nobad sugidda NISA ayaa qaaday howlgallo gaar ah oo lagu bartilmaameedsanayay goobo cayiman oo ka mid ah Degmmoyinka magaalada Muqdisho.

Ciidamada ayaa gacanta ku soo dhigay gaadiid iyo maleeshiyaad hubeysan oo lagu tuhmayo in ay geesteen dilal 24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo hadda lagu soo xiray xarunta Nabadsugidda Gobalka Banaadir ee loo yaqaano Godka Jilacoow.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Cabdikaamil Macalin Shukri Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo howlgalkan uga Waramay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in ciidamada NISA ay maanta qadeen howlgallo qorsheysan oo laga sameeyay guryo iyo geerarshyo lagu xareeyo gaadiidka, halkaasina lagu soo qabtay kooxo hubeysan oo xogtooda la hayay haddana baaris ayaa ku socoto.

“Ciidanada barro cayiman oo ku kala yaalla Degmmoyinka Wadajir, Kaxda, Hodan iyo Yaaqshiid ayey howlgallo ka sameeyeen kaddib markii la helay xogta dableey hubeysan oo aan la garaneynin halka ay ka tirsanyihiin, waxaa la soo qabqabtay hub, gaadiid iyo maleeshiyaadkii lagu raad joogay, hadda Godka Jilacoow ayaa lagu hayaa, baaris ayaana ku socota, waxaana looga shakisanyahay dilalka qorsheysan ee saacadihii u dambeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho” ayuu Yiri Cabdikaamil.

Dhinaca Kale Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa sheegay in ku dhawaad 20 ruux lagu soo qab qabtay howlgal kale oo ay xalay Xaafadda Xamar Bile ee Degmada Warta Nabadda ka sameeyeen ciidamada Nabad sugidda, booliska iyo ciidamada AMISOM.

Howlgalkaasi ayaa lagu bartilmaameedsanayay Kooxo looga shakisanyahay in ay ka tirsanyihiin maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Danjire Jamaal oo dib ugu Soo Laabtay Nairobi,ka dib Markii uu Shalay Garissa ugu Qeyb Galay Xuska Ardadii Lagu Xasuuqay Jaamacada Garissa”Sawirro”

Next Post
Danjire Jamaal oo dib ugu Soo Laabtay Nairobi,ka dib Markii uu Shalay Garissa ugu Qeyb Galay Xuska Ardadii Lagu Xasuuqay Jaamacada Garissa”Sawirro”

Danjire Jamaal oo dib ugu Soo Laabtay Nairobi,ka dib Markii uu Shalay Garissa ugu Qeyb Galay Xuska Ardadii Lagu Xasuuqay Jaamacada Garissa"Sawirro"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In