Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nuur cadde”Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed waan ku amaanaya Suura galinta Shirka IGAD

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Nuur cadde”Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed waan ku amaanaya Suura galinta Shirka IGAD
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra,iisul wasaarihii Hore Ee Dalka Somalia Mudane Nuur Xasan Xuseen {Nuur cadde} oo Wareysi siinayay Radiomuqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay Shirka Urur Goboleedka IGAD oo Isagu maanta si rasmi ah uga furmaya Magaalada Caasimada ah Ee Muqdisho oo ay ugu Dambeysay 1986 Dii Xiligaas oo uu Dalka Maamulayay AUN Jaale Maxamed Siyaad Barre.

Nuur Cadde ayaa waxaa uu sheegay in Farxad Darted uusan ka sheekeyn karin Dareenkiisa Isla markaana waxaa uu uu ugu hambalyeeyay Dowladda Federaalka ah Ee Somalia iyo qaybaha Bulshada Dadaalka ay u galeen suura galinta in shir Muhiim ah lagu qabto Caasimada Dalka Somalia oo Mudo dheer aan Fursad tan oo kale ah aysan soo marin.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Xaqiiqdii Waxaan rabaa in aan halkaan Hambalyo iyo Bogaadin uga diro Dowladda Soomaaliya iyo shacabka intaba waxaa ay Juhdi dheeraad ah galiyeen sidii Caasimada Soomaaliya Ee Muqdisho loogu qaban lahaa Shirar Caalami ah waan ku amaanayaa Runtii iskama imaan Fursadani Waxaana kaloo halkaa amana aan la soo kabai karin uga dirayaa Ciidanka Amaanka Somalia oo la.aantood aan waxba suura galeen halkiina ka sii wada Dadaalkaas”ayuu yiri Nuur Xasan Xuseen {Nuur Cadde}

Maanta ayaa lagu wadaa in Shirka Wasiirada Arimaha Dibada Urur Goboleedka IGAD uu ka furmo Magaalada Muqdisho Iaydoo Xarunta lagu qabanayo oo ah mid aad amaankeeed loo sugay isla markaana la qurxiyay hadda wararka naga soo gaaraya ay sheegayaan in diyaar garowga shirka uu ka socdo,

Previous Post

Cabdi Qaasim”Somalia waa cusub ayaa u baryay aanu adkeyno Fursadaas”DHAGEYSO}

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho. 10/01/2015

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho. 10/01/2015

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In