Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Obama oo ka war bixiyay howlgalladii ay Dowladdiisu ka fulisay Sanadkan Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Obama oo ka war bixiyay howlgalladii ay Dowladdiisu ka fulisay Sanadkan Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha xilka kasii degaya ee Waddanka Maraykanka Brack Xuseen Obama ayaa Warqad uu udiray Golaha Wakiilladda Dalkiisa waxaa uu uga Warbixiyay howl galladda Ciidamadiisu ay ka sameeyeen Caalamka.

Dalalka uu qoraalkiisa ku sheegay Madaxweyne Obama ayaa waxaa ka mid ah Soomaaliya,isagoo ku nuux-nuuxsaday inay sii wadayaan la dagaallanka Argagixisada,kana hor tagaan Khatarta kooxaha ku xiran Al-Qaacidda ee Al-Shabaab,kuwaasoo uu fadhigoodu yahay Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Obama ayaa sheegay inay Ciidamadoodu la taliyaan, caawiyaan, mararka qaarna ay ku lammaan yihiin Ciidamada Dowladda Soomalia iyo kuwa AMISOM inta ay socdaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Brack Obama ayaa sheegay inay weerarro xagga Hawada ah fuliyeen iyagoo kaashanaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Amisom, iyadoo ay Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanku geysteen Sanadkan 2016-ka oo keliya Lix weerar oo kala dhacay 21-kii June, 20-kii iyo 31-July, 31-kii August,25-kii iyo 28-kii September.

Qoraalkan oo aad u dheeraa ayaanan lagu faah-faahin meelaha ay weerarradani ka dheceen,  cidda lala beegsaday iyo duullaamadii xagga Cirka ahaa ee ay Maraykanku qaadeen wixii ka horreeyay Sanadkan 2016-ka.

Previous Post

Doorashada aqalka hoose ee gobollada waqooyi oo ka bilaabatay Muqdisho

Next Post

Aqriso Liiska Xildhibaanadii kusoo baxay doorashadii maanta Muqdisho ka dhacday.

Next Post
Doorashada aqalka hoose oo saaka ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba

Aqriso Liiska Xildhibaanadii kusoo baxay doorashadii maanta Muqdisho ka dhacday.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In