Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Odayaasha dhaqan oo ku howlan dejinta xiisaddii ka dhalatay dilkii ka dhacay Caabudwaaq

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Odayaasha dhaqan oo ku howlan dejinta xiisaddii ka dhalatay dilkii ka dhacay Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka iyo waxgaradka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa dedaallo ugu jira sidii loo dejin lahaa xiisad ka dhalatay laba nabad-doon oo lagu dilay isla magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Nabad-doon Aadan Jaamac Axmed (Aaden Dhooleey) iyo Nabad-doon Maxamed Barre Diini oo ka mid ahaa madax dhaqameedyada sida weyn looga yaqaan gobolka Galgaduud, ayaa la sheegayaa inay debleey hubeysani ku toogteen bartamaha magaalada Caabudwaaq.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Cuqaasha iyo sama doonnada kale ee gobolka oo kaashana mas’uuliyiinta maamulka ayaa xusul duub ugu jira sidii loo qaboojin lahaa xiisadda ka dhalatay falkan, waxayna cambaarayn xoogganna dusha uga tureen cidda ugaarsanaysa hoggaamiyeyaasha  dhaqanka.

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud,ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa ka taagnaa dilal lagu ugaarsanayo waxgaradka,iyo hal doorka magaalada, taasoo salka ku haysa aano qabiil oo muddo soo taxnayd.

Previous Post

Abaanduulaha CXD iyo taliyaha AMISOM oo gaaray Cadaado

Next Post

Wasiirka arimaha dibadda oo nuqul kamid waraaqaha danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Jabuuti-Sawirro

Next Post
Wasiirka arimaha dibadda oo nuqul kamid waraaqaha danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Jabuuti-Sawirro

Wasiirka arimaha dibadda oo nuqul kamid waraaqaha danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Jabuuti-Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In