Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Odayaasha Puntland & Galmudug Oo Gaalkacyo Shir Ku Yeeshay “Sawirro+Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Odayaasha Puntland & Galmudug Oo Gaalkacyo Shir Ku Yeeshay “Sawirro+Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir nabadeyn ah oo u dhaxeeya beellaha wada dega gobolka Mudug ayey ku yeesheen magaalada Gaalkacyo odayaasha dhaqanka ee Puntland iyo Galmudug.

Shirkan oo ka dhacay bartamaha magaalada Gaalkacyo waxa uu bilow u yahay shirar nabadeyn ah oo ay wada yeelan doonaan odayaasha dhaqanka ee Puntland iyo Galmudug kuwaasi oo looga hadlayo sida ay dadka gobolka wada dega nabad ugu wada noolaan lahaayeen iyo in xal loo helo xiisadihii horey u dhacay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xubno ka tirsan Odayaasha labada dhinac oo kulanka markii uu dhammaaday wadajir saxaafadda ula hadlay ayaa ugu horeyn u mahad celiyey Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo isagu shirarkan dhaqaalaha ku baxaya bixiyey waxaana ay dhanka kale Odayaasha labada dhinac soo dhaweeyeen shirkan bilowga ah ee u qabsoomay.

Hoos Ka Dhageyso Hadalka Odayaasha:-

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/11/Dhageyso-Odayaasha-ku-shiray-Gaalkacyo.mp3

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa dhowaan booqasho ku tagay gobolka Mudug halkaasi oo kulammo kula soo qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay Odayaasha ugu horeeyaan, maalgelinta shirarkanna waxey qeyb ka yihiin ballan qaadyadii uu Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka usoo sameeyey odayaasha.

17 22 32 41

Xuquuqda Sawirrada:- puntlandone

Previous Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Soo weydii su’aal Barnaamijka Isaamka iyo Bulshada oo beri looga hadli doono Ammaanada

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Soo weydii su'aal Barnaamijka Isaamka iyo Bulshada oo beri looga hadli doono Ammaanada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In