Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu ku war-gelinayaa Odayaasha dhaqanka ay quseyso buuxinta kuraasta Xildhibaannada ee hada ka banaan Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
War-gelinta Guddoonka Baarlamaanka Hoos Ka Akhriso:-