OGEYSIIS: Fursado shaqo oo ka bannaan Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed

Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka ah, wuxuu dadweynaha Soomaaliyeed oo shaqo doonka ah u baahinayaa sagaal (9) jego oo ka bannaan Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.  ciddii leh aqoonta iyo qibradda shaqooyinkan shuruudahooda halkan ku lifaaqan, waxaa lagu wargelinayaa inuu ka codsan karo  bogga Guddiga oo halkan hoosa kaaga muuqdo. Nasiib wacan

Fadlan Link-gan hoos riix si aad u dalbato shaqooyinkan;

http://ncsc.org.so/jobs

Haddii aad u baahato caawin, fadlan la soo xiriir ciwaanka hoos ku qoran;

[email protected]

Haddii aad u baahato caawin dhanka online application ah, fadlan la xiriir lambaradan hoose;

+252-615-499-078 / +252-615-503-693

 

Live Stream

Wararka Raadiyaha

News In English

Kubiir Asxaabteenna

Shaqooyinka