Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ol ole nadaafadeed oo ka bilowday magaalada Gaalkacyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ol ole nadaafadeed oo ka bilowday magaalada Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug Md. Bile Diini Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlahan nadaafadeed oo loogu mgac daray ka qeyb qaado dib usoo celinta bilicda magaalada Gaalkacyo kuwaasoo ka socday qeybaha ay magaaladaasi ka koobantahay isagoona dhanka kalena kula dar daarmay bulshada in ay ku dadaalaan ilaalinta nadaafadda.

“Maadaama magaalada Gaalkacyo ay ka da’een roobab fara badan roobabkii waxay ku reebeen waxyaabo fara badan oo haraadi ah gaar ahaan qashin fara badan sidaa awgeed waxaad ujeedaan shacabkii iney u istaagen ineey nadiifiyaan qashinkii faraha badnaa ee uu ka tagay roobkii sidaa darteed waxaan shacabka magaalada ku boorinayaa sidii ay maanta ugu istaageenn nadaafada in afarta xaafadood ee ay ka kooban tahay gaalkacyo loo wada nadiifiyo waxaana rayeeynaa in magaaladaani ay noqoto sideey horay ugu ahaan jirtay magaalo nadiifa” sidaas waxaa yiri duqa degmada Gaalkacyo Bile Diini Cali

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ol olaha nadaafadeed ayaa imaanaya xilli muddooyinkan u dambeeyay magaalada Gaalkacyo laga dareemayay nadaafad xumi ka jirta meelaha qaarkood oo ay roobab lixaad leh ka da,een.

Previous Post

Wasaaradda haweenka Soomaaliya oo shir wada_tashi ah u qabatay agaasimayaasha guud ee dalka

Next Post

Ciidamada amaanka oo howlgalo ka sameeyay degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley

Next Post
Howlgallada lagu sugayo amaanka caasimadda oo la kordhiyay

Ciidamada amaanka oo howlgalo ka sameeyay degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In