Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olalaha la dagaallanka Qaadka oo Muqdisho wali ka socda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Olalaha la dagaallanka Qaadka oo Muqdisho wali ka socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan qeyb ka ahaa ololaha joojinta qaadka oo uu wado Abuubakar Cawaalle Qaad-diid ayaa maanta lagu qabtay xarunta jaamacada Jamhuriya ee  magaaladda Muqdisho,waxaana ka qeyb galay maamulka jaamacada, aqoonyahano iyo ardayda Jaamacada wax ka barata iyo marti kale.

Kulanka ayaa looga hadlay dhibaatada Qaadka ayadoo qaar ka mid ah ardayda wax ka barata jaamacada Jamhuuriya ay ka hadleen dhibaatada qaadka uu leeyahay iyo sida uu bulshada Soomaaliyeed u saameeyay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha ololaha la dagaalanka qaadka Abuubakar Cawaale Qaad-diid ayaa eray bixin u sameey micnaha magaca qaad iyo saameynta xun ee uu bulshada ku yeeshay.

“Kalmada “qaadka” micna ahaan marka aad raadiso waa kor u qaad, waxaas (aad kor u qaadday) kontroolkooda adiga ayaa haayo, iska tuur ama jeebka ku sido waa wax aad adiga gacanta ku heyso waxaan oran karaa ninkii u bixiyay magacaas waa asiibay, Qaadka waxaa uu qaadaa qofka cunaya wuxuu ka ilaaliyaa maalkiisa,hamigiisa ,fir fircoonidiisa,saaxiibadiisa, eheladiisa wax walba oo noloshiisa ah qaadkaas ayaa controola ,taasina anigaa marqaati ka ah: ayuu yiri Abuubar Qaad-diid.

Gudoomiyaha jaamacadda jamhuuriya Maxamuud Axmed Jimcaale ayaa sheegay in ka jaamacaddu ay diyaar u tahay ka qeyb qadashada ololaha  la dagaalanka  qaadka. “Waxaan ballan qaadaynaa ka jaamacad ahaan in ay qeyb ka tahay ololaha qaad diid ma nuga raacdeen arinkaa?.

“Ololaha Qaad-diid qeyb ayan ka nahay, Abuubakar iyo saaxibadiisa waan taageersan ahay. Ayuu sii raaciyay Ustaad Maxamuud Axmed.

Ololaha la dagaallanka qaadka ayaa mudooyinka dambe waxa ay si joogta ah ay uga socdeen magaaladda Muqdisho, waxaana ololahan wada guddoomiyaha ololaha la dagaallanka Abuubakar Cawaale qaad-diid oo socdaal ku bixyay qaar ka mid ah gobollada dalka.

Previous Post

Ciidamada dalka Nigeria oo soo badbaadiyay gabdho afduub loo haystay

Next Post

Wasiiru dowlaha arimaha dibadda oo munaasabad soo dhaweyn ah looga sameeye wadanka Malaysia. SAWIRRO

Next Post
Wasiiru dowlaha arimaha dibadda oo munaasabad soo dhaweyn ah looga sameeye wadanka Malaysia. SAWIRRO

Wasiiru dowlaha arimaha dibadda oo munaasabad soo dhaweyn ah looga sameeye wadanka Malaysia. SAWIRRO

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In