Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ololaha wacyigalinta Biya nadiif ah oo Galkacyo ka billowday”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ololaha wacyigalinta Biya nadiif ah oo Galkacyo ka billowday”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiin ka tirsan xubnaha golaha wasiirrada Galmudug ayaa maanta ka qeyb galay barnaamij qeyb ka ah ololaha wacyi galinta helitaanka biyo nadiif ah oo kasoo ay iska kaashanayaan wasaaradda Biyaha iyo Tamarta ee dowladda fadaraalka Soomaaliya iyo wasaaradda Biyaha iyo Korontada ee dowlad gobaleedka soomaaliyeed ee Galmudug.

Olalahaan wacyi galinta oo socan doono muddo dhowr maalmood ayaa waxa maanta lagu qabtay qaar ka mida xarumaha waxbarashadda ee ku yaala magaalada galkacyo kadib kormeer ay ku tageen xubnaha golaha wasiirrada Galmudug.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Wasiirka wasaaradda Biyaha iyo Korontada ee Maamulka Galmudug Cawil Xirsi Goladiid ayaa sheegay in muhiimadda ugu weyne ee kormeerka ay tahay sidii wasaaraddu shaqadeeda dib ugu billaabi lahayd.

“Ujeedka aan idinkugu nimid waa laba arrimood, ugu horreeyn waa inaan idin soo booqano anagoo mataleeyna wasaaradda biyaha iyo korantada nalagana rabo in aan wax ka qabano biyaha, si aan halkaan uga soo saarno biyo nadiifa ah waxaynu ognahay in cimiladu ay leedahay jawi marba heer ah kuleeyl iyo qaboow waa inaan idinla wadaagno barnaamijkaas salkiisuna waxa uu ku saleeysan yahay in arday kastaa uu helo biyo nadiif ah”

Waa markii u horreeysay oo barnaamij wacyi galin ku aadan sidii loo heli lahaa biyo nadiif ah lagu qabto magaalada Galkacyo taas oo ay taaba galinteeda iska kaabayaan kaashanayaan wasaarada biyaha iyoTamarta  ee dowladda fadaraalka soomaaliya iyo wasaaradda biyaha iyo korantada ee  dowlad gobaleedka soomaaliyeed ee Galmudug

C/risaaq Maxamed Axmed Warbaahinta Qaranka Galkacyo

vlcsnap-2016-04-16-14h01m40s111 vlcsnap-2016-04-16-14h02m09s175 vlcsnap-2016-04-16-14h03m55s207 vlcsnap-2016-04-16-14h04m13s145 vlcsnap-2016-04-16-14h04m39s139 vlcsnap-2016-04-16-14h04m46s221 vlcsnap-2016-04-16-14h05m00s75 vlcsnap-2016-04-16-14h05m12s221 vlcsnap-2016-04-16-14h05m18s28 vlcsnap-2016-04-16-14h05m30s141 vlcsnap-2016-04-16-14h05m30s141_1 vlcsnap-2016-04-16-14h05m57s157 vlcsnap-2016-04-16-14h06m39s58 vlcsnap-2016-04-16-14h07m00s19

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley furitaanka shir madaxeedka amniga Afrika

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley furitaanka shir madaxeedka amniga Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley furitaanka shir madaxeedka amniga Afrika

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In