Friday, September 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole Guri ka guri ah oo dadka looga wacyi-galinayo cudurka Covid-19 oo laga sameeyay Degmada Xamarjajab+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Olole Guri ka guri ah oo dadka looga wacyi-galinayo cudurka Covid-19 oo laga sameeyay Degmada Xamarjajab+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Xamar Jajab ee Gobolka banaadir Guhaad sheikh Xasan Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir  Cabdi kaafi Maxamuud Makaraan iyo Agaasimaha Waaxda Caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar Dr Maxamed Cadoow ayaa maanta olole balaaran oo bulshada loogu wacyigelinayo Cudurka Karoona fayruska ka sameeyay Degmada xamar Jajab.

Ololahaan ayaa waxaa loo sameeyay qaar ka mid  Gaabaha Ganasiga, darawaliinta ka kaxeeya  gadiidka dadweynaha iyo sidoo kale in xaafadaha loogu tago bulshada iyadoo la siinayo sabuunta gacmaha lagu dhaqo iyo maaska afka lagu xerto sidoo kale waxaa qeyb-ka ahaa in laga gaarssiyo fariimaha wacyigelinta si ay u illaaliyaan nadaafada.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

September 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

September 17, 2026

Bulshada maanta gaartay wacyigelinta ayaa soo dhaweeyay talooyinka Caafimaadka waxaana ay sheegeen inay kala shaqeynayaan Maamulka Degmada .

“Talooyinka Caafimaadka waan qaadaneynaa waxaana uga mahadcelineynaa anagoo la shaqeyneyno Maamulka Degmada”sidaas waxaa yiri qaar ka mid ah bulshada degmada

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Makaraan  iyo agaasimaha waaxda Caafimaadka ee dowladda Hoose ee Xamar Dr maxamed Cadoow ayaa ku booriyay bulshada in la qaato faarimaha wacyigalinta.

“Maanta waxaan Maamulka Degmada kala qeyb-qaadaneyanaa ololaha lagu wacyigalinayo bulshada kaasi oo ku aadan sidii loogu hortagi lahaa Cudurka Karoona”

Guddoomiyaha Degmada Xamar jajab ee Gobolka Banaadir  Guhaad Sheekh xasan ayaa sheegay in wacyigalintaan ay ka duwan kuwii hore islamarkaana ay sii wadi doonoo iyadoo bulshada ay la fahmeen saameynta cudurkaan.

“Ololaha waa ka duwan kuwii hore anagoo xaafadaha ugu  tageyno si aan bulshadeyna ugu sheegno saameynta Cudurkaan Covid-19 iyo  qatartiisa waana nala qaateen shacabka ku dhaqan degmada Xamar jajab maadama ay nala dareemayaan Howsha Culus ee aan heyno”

Ololaahaan looga wacyigalinayo bulshada cudurkaan safmareenka ee Karoona Feyruska ayaa waxaa la gaarsiiyay ilaa heer degmo si loo xakameeyo saameynta uu haayo dalka.

Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay nin miino aasayay+Sawirro

Next Post

Baaritaanno La Sameeyay oo Lagu Xaqiijiyay in 24-kii Saac Ee Lasoo Dhaafay Ay Soo Kordheen Xaalada Cusub Oo COVID-19 Ah “SAWIRRO”

Next Post
Baaritaanno La Sameeyay oo Lagu Xaqiijiyay in 24-kii Saac Ee Lasoo Dhaafay Ay Soo Kordheen Xaalada Cusub Oo COVID-19 Ah “SAWIRRO”

Baaritaanno La Sameeyay oo Lagu Xaqiijiyay in 24-kii Saac Ee Lasoo Dhaafay Ay Soo Kordheen Xaalada Cusub Oo COVID-19 Ah “SAWIRRO”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

September 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In