Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole lagu wacyigelinayo Barakacayaasha oo lagu qabtay Degmada Kaxda+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Olole lagu wacyigelinayo Barakacayaasha oo lagu qabtay Degmada Kaxda+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Noole kasta oo jooga aduunkaan waxaa halbowlo u ah Biyaha waxaana ayΒ  qeyb weyn ku leeyihiin nolosha dadka iyo duunyada,hadaba iyadoo maanta ay ku beegantahay Maalinta biyaha aduunka ayay masuuliyiinta wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyaha ee dowladda Soomaaliy ayaa waxa Β  booqdeen Β barakacaayaasha ku nool degmada kaxda ee gobolka Banaadir waxaana ay u sameeyseen wacyigelin iyo aqoon kororsi ku aadan sidii ay u ilaalin lahaayeen nadaafadda si loo hubiyo bad qabka bulshada Soomaaliyeed.

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaana bedelka xaflado la qabto siisay in bulshada si toos ah loo gaarsiyo wacyigelin islamarkaana lagu bogaadiyo inay ka qeyb-qaataan ilaalinta Nadaafadda .

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Guud ahaan goobaha ay booqdeen waxaa sidoo kale ay gaarsiiyeen dawooyinka lagu hubinayo nadaafadaΒ  biyaha iyo deegaanka waxaana loo qeybiyay qoys walbo agabyo Caafimaad.

Cali Cadoow Maxamuud Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Degmada Kaxda ayaa uga mahadceliyay Wasaaradda tamarta sida ay xooja usaareyso hubinta CaafimaadkaΒ  iyo caawinta dadka danyarta ah.

β€œAnigoo ku hadlay magaca maamulka degmada waxaa wasaaradda uga mahadcelinayaa dadaalka ay wado oo ah in la garab qabto dadka danyarta waxaana ay maanta dawooyin siisay dad gaaraya ilaa kun qoys”sidass waxaa yiri Cali Cadoow Maxamuud Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Degmada

Agaasimaha guud ee wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwaaxid Ibraahim Axmed oo uwaramay warbaahinta Qaranka ayaa hadlay qaabka loo wagyigelinayo bulshada.

β€œMaanta degmada kaxda waxaan ka sameeynayay barnaamij wacyigelin ah oo aan ugu talagalnay in bulshada barno nadaafadda maadaama cudur qatarta ah ee karoona feyrus ee caalamka dhibaatada ku haayo loogu hortagi karo nadaafadda β€œsidaas waxaa yiri agaasimaha guud ee wasaaradda tamarta iyo Khayraadka biyaha

Wasaaradda tamarta iyo khayraadka biyada dowladda Soomaaliya ayaa hormaro la taaban karo ka sameysay QorshayaashaΒ  lagu horumarinayo biyaha dalka si loo gaarsiiyo Gobol, Degmo iyo heer Tuulo oo ka mid ah dalka waxaa laga hirgeliyay Ceelal dadka iyo duunyada ay ka biyo kaΒ  Cabaan taas ayaana saldhig u ah doorka muuqda ee Sannadkaan Soomaaliya ee dhanka Biyaha ay ka gaartay.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka subax Radio muqdisho Isniin 23-03-2020

Next Post
Dhegeyso: Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax Radio muqdisho Isniin 23-03-2020

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In