Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qaar kamid ah wadooyinka Muqdisho

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Olole Nadaafadeed oo ka bilowday qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ololahan lagu hagaajinaayo wadooyinka islamarkaana dib loogu dib loogu soo celinaayo bilicda magaalada Muqdisho ayaa xalay laga sameeyay wadada isku xirta Ex-control Afgooye ilaa Wadada Maka Al mukaramaย  halkaasi oo laga sameeyay olale carada iyo qashinka looga badiifinaayo wadada.

Kusimaha guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna gudoomiye ku xigeenka siyaasada guddoomiyaha gobolka ayaa kormeeray ololahaasi nadaafadeed sidoo kale waxaa goobta ku sugnaay gudoomiyaasha degmooyinka Hodan iyo Waabari.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Agaasimaha howlaha guud dowlada Hoose ee Xamar ย Sheekh Cumar Xuseen Maxamed ayaa ugu horeyn kawar bixiyay ololaha nadaafadeed.

Gudoomiyaha degmada Hodan Axmed Salaad Ibraahimย  ayaa sheegayย  in ay si wanaagsan u socdaan howlaha dib loogu hagaajinaayo Wadooyinka muhiimka ah ee mara degmada Hodan.

Ku simaha gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna gudoomiye ku xigeenka dhanka Siyaasada ย Maxamed axmed Diiriye ayaa digniin adag u diray dadka sida sharci darada ah laamiyada uga daadiya qashinka iyo wasaqda.

โ€œWaxaan u sheegaynaaย  una digeynaa dukaamada iyo maqaayadaha caadeystay ย inay qashinka inta soo qaadan laamiga dhaxdiisa soo dhiganย  gobalka Banaadir waxaa uu sameeyayย  bara loogu talagalay qashinkaย  in la dhigoโ€, ayuu yiri Diiriye.

Dhinaca kale ku simaha gudoomiyaha gobalka Banaadir ayaa xariga ka jaray suuqa ย maana-Booliya oo kamid ah suuqayada taarikhiga ah ee ku yaala degmada Shibis ee gobalka Banaadir kaas oo ku burburay dagaaladii ka dhacay dalka.

Masโ€™uuliyinta mamaulka gobalka Banaadir iyo kan degmada Shibis ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay suuqasi.

Guddoomiyaha degmada Shibis ee gobolka Banaadir Axmed Muumin Maxamedย  ayaa u mahadceliyay dadkii ka qeyb qaatay dib u dayactirka lagu sameeyay suuqaan, isagoo sheegay in arintan ay qeyb ka tahay barnaamijka dalkaaga dhiso oo horey ugu dhawaaqay madaxweynaha dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Kusimaha gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye ayaa maamulka degmada Kula dardaarmay in si cadaalad ah bulshada loogu ย qeybiyo suuqasi si dhamaan dadka oo dhan uga faaโ€™ideystaan.

Previous Post

Muungab oo lagu Ammaanay waxqabad dhameystiran

Next Post

Munaasabad lagu taageerayo madaxda cusub ee Galmudug oo Cadaado lagu qabtay-Sawirro

Next Post
Munaasabad lagu taageerayo madaxda cusub ee Galmudug oo Cadaado lagu qabtay-Sawirro

Munaasabad lagu taageerayo madaxda cusub ee Galmudug oo Cadaado lagu qabtay-Sawirro

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In