Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole Nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah ka socota waddooyinka caasimadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Olole Nadaafadeed oo ka bilowday qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasime Ku-xigeenka Waaxda nadaafadda ee gobalka Banaadir Mudane Xuseen Abtidoon Warsame ayaa faahfaahin ka bixiyey ololaha nadaafadeed ka socda caasimadda.

Agaasime ku-xigeenka oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobolka uu ku howlanyahay sidii uu dib ugu soo celin lahaa bilicdii ay caasimaddu lahayd, waxaana uu intaa ku daray in la joogteyn doono sidii loo xoojin lahaa ololaha nadaafadda gobolka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Ololaha Nadaafadda si xowli ah ayay ku socdaan, waxaa jirto oo kale in xilliyada habeenkii la nadiifoyo waddooyinka waa weyn ee caasimadda, sida tan Maka Al-mukarama, waana tallaabo aad u muhiimsan in shaqaalaha Nadaafadda dowladda Hoose ee Xamar ay markale u istaagaan in habeen iyo maalin la nadiifiyo bilicda Muqdisho” ayuu yiri Mudane Xuseen Abtidoon.

Agaasime Ku-xigeenka Waaxda nadaafadda ee gobalka Banaadir ayaa sheegay inay jiraan shaqsiyaad wadada qashinka ku soo daadinaya, kuwaasi oo u jeediyay digniin ku aadan inaysan waddada qashinka ku soo shubin.

Mudane Xuseen Abtidoon Warsame ayaa ugu dambeyntii xusay in maamulka gobolka uu ku howlanyahay sidii dib loo furi lahaa dhuumaha ay biyaha maraan, maadaama xilli roobaad la guda geli rabo, si waddooyinka Muqdisho aysan u noqon meelo ay biyo fadhiistaan.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Mareykanka oo ciidamada amniga ku amaanay jawaabtii ay ka bixiyeen weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama

Next Post
Mareykanka oo ciidamada amniga ku amaanay jawaabtii ay ka bixiyeen weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama

Mareykanka oo ciidamada amniga ku amaanay jawaabtii ay ka bixiyeen weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In