Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole shacabka looga wacyi-gelinayo halista Cudurka Corono Virus oo ka socda Balad-xaawo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Olole shacabka looga wacyi-gelinayo halista Cudurka Corono Virus oo ka socda Balad-xaawo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhalinyarada Degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa Bilaabay wacyi- gelin ku aadan halista Cudurka Corona Virus.

Xili Lagu guda jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan,islamarkaana ay jirto cabsi ku aadan halista Cudurka coronvirus ayaa maanta Dhalinyarada daryeelka Bulshada ee Degmada Balad-xaawo waxay sameeyeen wacyi-gelin la xiriirta Sidii looga hortagi lahaa Cudurka Covid-19, iyagoo socod ku soo maray xadka u dhaxeeya degmoyinka Mandheera iyo Balad-xaawo maadama degmada Baladxawa ay kutaalo Xuduudda dalalka Itoobiya iyo Kenya.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Sida ay warbaahinta Kenya ku warantay,ku dhawaad 8-kiis oo Cudurka Corono Virus ayaa laga sheegay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya,taas oo kaabiga ku heyso Degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo

Qaar kamid ah Dhalinyarada Daryeelka Bulsho ee Degmada Balad-xaawo oo ah dhalinayaro iskood isku xilqaamay ayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Degmada Balad-xaawo iyo nawaaxigeeda waxay Kaga digeen halista uu leeyahay cudurka Covid-19, waxana ay bulshada kula dardaarmeen in ay ku dadaalaan nadaafadda.

Previous Post

R/wasaare Kheyre oo shir guddoomiyey kulan looga hadlaayey wacyi-gelinta COVID-19

Next Post

Madaxweynaha Dowlad Goboleed Galmudug oo labo Wasiir oo cusub kusoo daray Golihiisa Wasiiradda.

Next Post
Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug.

Madaxweynaha Dowlad Goboleed Galmudug oo labo Wasiir oo cusub kusoo daray Golihiisa Wasiiradda.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In