Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga QM ee Soomaaliya
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo hadda ah ...
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo hadda ah ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 1-aad ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ...
Waasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Difaaca dalka Kenya ...
Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa lagu qabtay Shirka Culumada Soomaaliyeed ay isugu yimaadeen oo looga hadlay arrimaha dacwadda ...
Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in si ku meel gaar ah loo joojiyay qaar ka mid ah barnaamijyada samofal ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dhiggiisa Jabuuti MD Ismaaciil Cumar Geelle ayaa saaka lagu wadaa in ay ...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa deeq raashin ah gaarsiisay dadka ku nool degmada Bardaale ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Raashinkan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan ...
Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Galmudug oo uu hogaaminayay Gaashaanle Sare Geedi Maxamed Wardheere ( Geedi Qalabxooor) ayaa maanta howlgallo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho