Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo shir uga qeybgalay Dalka Suudaan

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS oo shir uga qeybgalay Dalka Suudaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Soomaaliya Dr. Ali Xaajii Aadan oo maalmahan kujoogey dalka Suudaan booqasho Rasmi ah oo uga qeybgalay shir ay soo wada qaban qaabiyeen African Network for Medical Excellence (shabakada Africa ee tayeeyta Caafimaadka )iyo Wasaaradda Caafimaadka Suudaan, kaas oo ay ka soo qeybgaleen inkabadan 15 dal oo Afrikaan ah, laguna qabtey xarunta isbitaalka qaliinka Wadnaha (Salaam )ee Khartoum halkaas oo uu ku booqdey bukaano Wasaaradda ay ka soo dirtey Soomaaliya kuwaasoo qaar kood qaliimo wadnaha loogusameeyay qaarna weli ay Sugayaan qaliin.

Wasiirka ayaa sidookale wuxuu kulan rasmi ah laqaadan doonaa wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Suudaan Dr.Haytham si uu ugala hadlo xoojinta iskaashiga labada Wasaaradood iyo xalinta caqabadaha heesta Ardayda Caafimaadka ee dalkan wax ka barata, wuxuuna booqasho ku bixindoonaa Hay’ado kala duwan ee Hoostaga wasaaradda Caafimaadka dalka Suudaan.

Related posts

Wasiirka Deegaanka XFS oo Dhuusamareeb ilaa Gaalkacyo ka wada ololaha doorashada qof iyo codka ee Galmudug

Wasiirka Deegaanka XFS oo Dhuusamareeb ilaa Gaalkacyo ka wada ololaha doorashada qof iyo codka ee Galmudug

July 25, 2026
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqal Sare oo shir guddoomiyah kulanka Guddiga Joogatada ah

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqal Sare oo shir guddoomiyah kulanka Guddiga Joogatada ah

July 25, 2026

Dhankakale Wasiirka iyo Danjiraha XFS ee Suudaan Amb. Mohamed Sheikh isxaaq ayaa maanta la kulmey Maamulaha sare ee Jaamacadda Caalamiga ee Africa asaga oo balan qaadey in la kor dhinaayo deeqaha waxbarasho ee jaamacada ay u qoondeeyso Soomaalida islamarkaasina 30 korsi oo deeq waxbarasho ah ku wareegiyas Safiirka.

Waxaa sidookale Wasiirka iyo Danjiraha kulan laqaateen dhakhaatiirta dalka waxa kabarata oo ay uga dhageeysteen Caqabadaha heesta sida ardeyda Intiyaanka (Intership), Wuxuuna balanqaadey in uu kashaqeeyn doono sidii xalwaara looga helilahaa arintaasi.

Previous Post

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay wax qabadkiisii 3dii sano ee uu talada hayay

Next Post

Sawirro: Qaar ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday Imaaraadka oo Muqdisho ku soo laabtay

Next Post
Sawirro: Qaar ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday Imaaraadka oo Muqdisho ku soo laabtay

Sawirro: Qaar ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday Imaaraadka oo Muqdisho ku soo laabtay

Wasiirka Deegaanka XFS oo Dhuusamareeb ilaa Gaalkacyo ka wada ololaha doorashada qof iyo codka ee Galmudug

Wasiirka Deegaanka XFS oo Dhuusamareeb ilaa Gaalkacyo ka wada ololaha doorashada qof iyo codka ee Galmudug

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa 18-kii July 2026 gaaray...

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqal Sare oo shir guddoomiyah kulanka Guddiga Joogatada ah

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqal Sare oo shir guddoomiyah kulanka Guddiga Joogatada ah

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare ee BJFS,Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare,...

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka iyo IGAD oo daahfuray tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska Soomaaliya

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka iyo IGAD oo daahfuray tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska Soomaaliya

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska Soomaaliya, kaas oo ay ka...

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjabiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In