Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo kormeeray xarunta dhexe ee Shaybaarka Qaranka
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulale ayaa galabta booqasho ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulale ayaa galabta booqasho ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa xafiiskiisa kula kulmay guddiga qaban-qaabada banbaxa Maamulka Gobolka oo ...
Gudoomiyaha Hay’adda maareeynta masiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay Gudoomiye kuxigeenka Hey’adda maareeynta Masiibooyinka Turkiga ee loo yaqaan ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Bulluuga ah ee XFS mudane Cali Ifiye Cali ayaa magaalada Nairobi ee dalka ...
Taliyayaasha Guud iyo Madaxda Ciiddamada dalalka xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO ayaa la sheegay inay bishan January 18-da ilaa 19-da ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Kumeel Gaarka ee Doorashooyinka kuraasta ka bannaanaatay ...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa maanta dhagax dhigey Xafiisyo Wasaaradda Xanaanada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ...
Wasiirka amniga qaranka Israa’iil ee midigta fog, Itamar Ben-Gvir ayaa manta oo talaado ah galay dhismaha uu ku yaallo masjidka ...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ku sheegay in Xukuummadda dan-qaran daddaal weyn ku bixinayso ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho