R/W Ku-xigeenka dalka oo soo xiray shirka ansixinta istaatiijiyada dhaqalaha buluuga
Ra’iisu Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac,ayaa maanta soo xiray shirka ansixinta istaatiijiyada qaran ee dhaqaalaha buluuga ...
















