Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, ...
















